Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga Maaliyadda Dowladda Puntland oo Tababar u furay Shaqaalaha Wasaaradaha Maaliyadda iyo Ganacsiga(Sawirro)
GAROOWE – Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Abdiqaadir Axmed Xaashi uuna weheliyo Agaasimaha waaxda Cashuuraha beriga Cabdulqaadir liibaan ayaa maanta daah-furay tababar loo qabtay 22 shaqaale ah kana hawlgala Wasaaradaha Maaliyadda iyo Ganacsiga.
Ujeeddada tababarkan ayaa ah in la xoojiyo aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha ka shaqeeya arrimaha canshuuraha, waxaana uu salka ku haya fahamka xisaab-xirka dakhliga, habraacyada canshuur ururinta iyo sida saxda ah ee ay shaqaaluhu ula macaamilayaan ganacsatada marka ay soo gudbinayaan xisaab-xirkooda.
Agaasimaha Guud ku-xigeenka Dakhliga ayaa ku boorriyey shaqaalaha ka qaybgalaya Tababarkan in ay si buuxda uga faa’iideystaan kana dhaliyaan aqoon wax ku biirin doonta tayeynta adeegyada canshuuraha iyo kor u qaadidda dakhliga dowladda.
Tababarkan waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda Maaliyadda waxaana lagu qabtay Jaamacadda PSU ee Garowe.



Baahintii
Xafiiska Wayi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland


GAROOWE – Golaha Baarlamaanka Dawladda Puntland ayaa maanta ansixiyay Qabyo-qoraalka Miisaaniyadda Sanadeedka 2026,








































GAROOWE- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay dardar-gelinta shaqooyinka Wasaaradda iyo dib-u-habeynta shaqaalaha.






















GAROOWE – Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyas CismanLugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland. 
























GAROOWE- Wasiir Ku-xigeenka Maaamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa
Baahintii 
BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa ka qayb galay daah-fur loo sameeyey Maxjar Cusub oo laga hirgeliyey Magaalada Boosaaso.
Baahintii 
BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane



















BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda xannaanada Xoolaha iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga ayaa booqday Maxjaradda Naaxinta xoolaha ee ku yaala Magaaladda Boosaso.
Baahintii