CUSTOMS TAX CALCULATOR
PUNTCAS PUNTLAND
Working Hours: Saturday - Thursday: 8:00AM - 3:00PM

+25290-7724437

+25290-7724401

Email Us

info@mof.plstate.so

Office Location

Upper Hill-Garowe, Government Zone

  • Home
  • The Ministry
    • Who We Are
    • Mission and Vision
    • Core Values
    • Ministry Organogram
    • Management Team
      • Office of the Minister
      • Office of the State Minister
      • Office of the Deputy Minister
      • Deputy Minister Revenue
      • Director General
    • Projects
      • PFM/DRM Project
      • RCRF Project
      • JPLG
  • Department
    • Budget Department
      • Budget Archive
      • Citizen’s Budget
      • Budget Framework Paper
      • Budget Outlook Paper
      • Budget Calendar
    • Customs Department
    • Admin & Finance Department
    • Inland Revenue Department
    • Planning Department
    • Debt Department
  • Accountant General
    • Mission and Vision AG Office
    • Mandate of Accountant General
    • Departments
      • Accounting
      • Cash Management
      • Counterfoil Section
      • EAFS
      • Return Section
  • Publications
    • Circulars
    • Taxes
    • Speeches
    • Audited Financial Report for Projects
    • Guidelines
    • Vacancies
  • Financial Reports
    • Financial Reports 2025
    • Financial Reports 2024
    • Financial Reports 2023
    • Financial Reports 2022
    • Financial Reports 2021
    • Financial Reports 2020
    • Financial Reports 2019
    • Financial Reports 2018
    • Financial Reports 2017
    • Fiscal Dashboards
  • Media
    • News
    • Events
    • Press Release
    • Photo Gallery
    • Video Gallery
CONTACT US

+25290-7724437

+25290-7724401

Email Us

info@mof.plstate.so

Office Location

Upper Hill-Garowe, Government Zone

  • Home
  • The Ministry
    • Who We Are
    • Mission and Vision
    • Core Values
    • Ministry Organogram
    • Management Team
      • Office of the Minister
      • Office of the State Minister
      • Office of the Deputy Minister
      • Deputy Minister Revenue
      • Director General
    • Projects
      • PFM/DRM Project
      • RCRF Project
      • JPLG
  • Department
    • Budget Department
      • Budget Archive
      • Citizen’s Budget
      • Budget Framework Paper
      • Budget Outlook Paper
      • Budget Calendar
    • Customs Department
    • Admin & Finance Department
    • Inland Revenue Department
    • Planning Department
    • Debt Department
  • Accountant General
    • Mission and Vision AG Office
    • Mandate of Accountant General
    • Departments
      • Accounting
      • Cash Management
      • Counterfoil Section
      • EAFS
      • Return Section
  • Publications
    • Circulars
    • Taxes
    • Speeches
    • Audited Financial Report for Projects
    • Guidelines
    • Vacancies
  • Financial Reports
    • Financial Reports 2025
    • Financial Reports 2024
    • Financial Reports 2023
    • Financial Reports 2022
    • Financial Reports 2021
    • Financial Reports 2020
    • Financial Reports 2019
    • Financial Reports 2018
    • Financial Reports 2017
    • Fiscal Dashboards
  • Media
    • News
    • Events
    • Press Release
    • Photo Gallery
    • Video Gallery
CONTACT US
  • Home
  • The Ministry
    • Who We Are
    • Mission and Vision
    • Core Values
    • Ministry Organogram
    • Management Team
      • Office of the Minister
      • Office of the State Minister
      • Office of the Deputy Minister
      • Deputy Minister Revenue
      • Director General
    • Projects
      • PFM/DRM Project
      • RCRF Project
      • JPLG
  • Department
    • Budget Department
      • Budget Archive
      • Citizen’s Budget
      • Budget Framework Paper
      • Budget Outlook Paper
      • Budget Calendar
    • Customs Department
    • Admin & Finance Department
    • Inland Revenue Department
    • Planning Department
    • Debt Department
  • Accountant General
    • Mission and Vision AG Office
    • Mandate of Accountant General
    • Departments
      • Accounting
      • Cash Management
      • Counterfoil Section
      • EAFS
      • Return Section
  • Publications
    • Circulars
    • Taxes
    • Speeches
    • Audited Financial Report for Projects
    • Guidelines
    • Vacancies
  • Financial Reports
    • Financial Reports 2025
    • Financial Reports 2024
    • Financial Reports 2023
    • Financial Reports 2022
    • Financial Reports 2021
    • Financial Reports 2020
    • Financial Reports 2019
    • Financial Reports 2018
    • Financial Reports 2017
    • Fiscal Dashboards
  • Media
    • News
    • Events
    • Press Release
    • Photo Gallery
    • Video Gallery
  • Home
  • The Ministry
    • Who We Are
    • Mission and Vision
    • Core Values
    • Ministry Organogram
    • Management Team
      • Office of the Minister
      • Office of the State Minister
      • Office of the Deputy Minister
      • Deputy Minister Revenue
      • Director General
    • Projects
      • PFM/DRM Project
      • RCRF Project
      • JPLG
  • Department
    • Budget Department
      • Budget Archive
      • Citizen’s Budget
      • Budget Framework Paper
      • Budget Outlook Paper
      • Budget Calendar
    • Customs Department
    • Admin & Finance Department
    • Inland Revenue Department
    • Planning Department
    • Debt Department
  • Accountant General
    • Mission and Vision AG Office
    • Mandate of Accountant General
    • Departments
      • Accounting
      • Cash Management
      • Counterfoil Section
      • EAFS
      • Return Section
  • Publications
    • Circulars
    • Taxes
    • Speeches
    • Audited Financial Report for Projects
    • Guidelines
    • Vacancies
  • Financial Reports
    • Financial Reports 2025
    • Financial Reports 2024
    • Financial Reports 2023
    • Financial Reports 2022
    • Financial Reports 2021
    • Financial Reports 2020
    • Financial Reports 2019
    • Financial Reports 2018
    • Financial Reports 2017
    • Fiscal Dashboards
  • Media
    • News
    • Events
    • Press Release
    • Photo Gallery
    • Video Gallery
Puntland MOF News
Home News Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland oo soo xiray Shirka Maamul Baahinta iyo Kobcinta Wax-soosaarka Kalluumeysiga ee degmooyinka Xeebaha Puntland[Sawirro]
1 (5)
NewsSomali News
Osman August 27, 2024

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland oo soo xiray Shirka Maamul Baahinta iyo Kobcinta Wax-soosaarka Kalluumeysiga ee degmooyinka Xeebaha Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland HE Ilyaas Cismaan Lugatoor oo soo xiray Shirka Maamul baahinta iyo kobcinta wax-soosaarka Kalluumeysiga ee degmooyinka ku yaal Xeebaha Puntland.

Shirka ayaa laga soo saaray qodobadan –
1. Maamul wanaagga.
B. Shirku waxa uu xoojinayaa maamul wanaagga iyo wadda shaqeynta dhammaan hay’adaha dowliga ah ee ka howlgala degmooyinka xeebaha kuyaalla.
T. Shirku wuxuu dhiirrigeliyay maamul daadejinta adeegga degmoonyinka xeebaha dhaca, si nidaamka dowliga ah u gaaro bulshada ku nool deegaanadda xeebaha Puntland iyaga oo aan meel kale u safrin sida: garsoorka, booliiska, caafimaadka, waxbarashadda, biyaha iyo dhammaan adeegyadda asaasiga u ah bulshada.
J. Waxaa la isku waafaqay in shirkaani noqdo mid sannadle ah, si looga arrinsado arimaha hortebinta leh iyo diraasaynta wixii ka qabsoomay iyo xallinta caqabadaha ka horyimi go’aamadii shirkii hore.
X. Shirku waxa uu xoojiyey in saraakiisha idman ee hay’adaha kala duwan ee dowladda ay la shaqeeyaan maamulka heer degmo, sida uu qabo Xeerka maamulka dowladaha hoose.
Kh. Shirku wuxuu isku raacay in: lixdii biloodba mar kormeer lagu sameeyo habsami-usocodka shaqooyinka kasocda degmooyinka xeebaha.
D. Shirku waxa uu isku raacay in wixii khuseeya badgalka iyo khayraadka badda looga dambeeyo sarkaalka idman ee wasaaradda kalluumaysiga.
R. Shirku waxa uu adkeeyay in maamulka heer degmo ilaaliyaan, xilna iska saaraan hantida Dowladda ee taal degmadaas.
2. Kor u qaadista dakhliga xeebaha Puntland
B. Shirku markii uu falanqeeyey dakhliga luma, waxa uu odorasay haddii la xalliyo caqabadaha wada shaqayn la’aaneed ee ka jira xeebaha, in sannadka 2024-2025 dakhligu uu kor u kici doono 15% marka la barbar dhigo 2023-2024.
T. Shirku waxa uu isla meel dhigay in degmooyinka dakhliga badan uga soo xaroodo dowladda, laga hirgeliyo Bangiga dowladda .
J. Shirku waxa uu adkeeyey in la kiciyo ilaha dakhliga dowladaha hoose ee degmooyinka xeebaha.
X. Shirku waxaa uu go’aamiyey in dhamaan doonyaha iyo maraakiibta ay yeeshaan wakiillo wadani ah oo diiwaan gashan, kuwaas oo masuul ka noqonayaa arimaha la xariira gaadiidka kalluumaysi ee shisheeye, wakiilna uusan noqon karin qof dowladda u shaqeeya.
Kh. Shirku waxa uu isku raacay in degmooyinka xeebaha dakhli-celin gaaraysa 5% loo sameeyo, lana mariyo hay’adaha dowladda si looga dhigo xeer.
D. Shirku waxa uu soo jeediyey in miisaaniyadda heer degmo ay ka dhex muuqdaan qorshayaasha kala duwan ee hay’adaha dowladda, si loo xoojiyo maamul-wanaagga.
3. La dagaallanka kalluumaysiga sharci-darrada ah
B. Shirku waxa uu musiibo qaran u aqoonsaday kalluumaysiga sharci-darrada ah, waxa uuna iclaamiyey dagaal wadareed lagu joojinayo.
T. Shirku waxa uu ugu baaqay hay’adaha ay khusayso ee dowladda iyo shacabka Puntland in cid walba doorkeeda ka qaadato ka hortagga iyo joojinta kalluumaysiga sharcidarrada ah, isla markaana la qaado ololaha ilaalinta kheyraadka badda.
J. Shirku waxa uu iclaamiyey in ciddii lagu qabto ku lug-lahaanshaha kalluumaysi sharci-darro ah lala tiigsan doono shuruucda dalka iyo kuwa caalamiga ah, loona aqoonsan doono “In ay khatar ku yihiin amniga Puntland”, isla markaana laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.
X. Shirka wuxuu iclaamiyey in lala kaashado dowladahada aan saaxiibada nahay, hay’addaha caamaliga ah iyo cid walba oo waxtar u leh sidii looga hortagi lahaa kalluumeysiga sharcidaradda.
kh. Shirku waxa uu isku raacay in dhammaan gaadiidka kalluumaysiga ee shisheeye marka ay soo galayaan biyaha Puntland soo goostaan warqadda “Bad ku galka”, ciddii aan wadanna loo aqoonsan doono kalluumaysato sharci-darro ah.
4. Maalgashiga Khayraadka Badda
B. Shirku waxa uu ugu yaboohay ganacsatada dalka iyo kuwa dibadaba in ay maalgashadaan khayraadka badda.
T. Wasaaradda Kalluumeysiga iyo dhammaan hay’adaha dowladda ee ay khuseyso waxey diyaar u yihiin fududeynta maalgashade kasta oo daneynaya ka faa’iideysiga kheyraadka kalluumeysiga xeebaha Puntland in ay ku kaalmeeyaan, una fududeeyaan adeegyada dowliga ah.
J. Shirku waxa uu ugu baaqay daneeyayasha iyo hay’adaha caalamiga ah in ay ka qayb qaataan horumarinta meesiga kalluumaysiga, iyaga oo maraya hannaanka dowliga ah.
5. Tayaynta amniga xeebaha
Shirku waxa uu isku raacay kor uqaadista iyo adkaynta amniga xeebaha, iyada oo la tayaynayo ciidamada kala duwan ee ka howlgala deegaamada xeebaha, si ay uga hortagaan fal dambiyeedyada ka dhaca xeebaha.
6. Maaraynta noolaha badda ee khatarta wajahaya
B. Shirku waxa uu hoosta ka xarriiqay ahmiyadda ay leedahay hab-maamulka guud ee noocyada noolaha badda ee khatarta wajahaya iyo ogaanshaha xogta dhabta ah ee ka jirta meelaha ay gaarka u gabbaadsadaan, sida aargoosatadda, qubadda iyo indhabuurka oo ka mid ah qeybaha kalluunka ee nabaad guuraya.
T. Shirku waxa uu isku raacay joojinta jillaabashada aargoosatada wakhtiga ay isla meel-dhigaan xeeldheerayaasha cilmiga badda, Wasaaradda Kalluumaysiga iyo saamilayda ganacsi ee aargoosatada, si loo baaro bedqabka xeryaha ay gasho iyo xaddigeeda; loona xakameeyo hababka khaldan ee kalluumaysatadu u jillaabtaan sida: isticmaalka “Hoo-nuugta”, iyada oo lagu tababbarayo hababka toolmoon, ee aan waxyeellada u gaysanayn nafta Aadanaha iyo noolaha badda.
7. Xoojinta hay’adaha garsoorka ee deegaannada xeebaha
B. Shirku waxa uu isku raacay in la tayeeyo, lana furo maxkamadaha iyo saldhigyada booliiska ee degmooyinka xeebaha, iyada oo bulshada lagu wacyi gelinayo u gardhiibashada maxkamadaha dowliga ah.
8. Mahadcelin

Shirku waxa uu u mahadcelinayaa agaasimayaasha guud iyo saraakiisha kala duwan ee ka shaqeeyay shirkan bilow ilaa dhammaad, kuwaas oo ka kala socday wasaaradaha Maaliyadda, Kalluumaysiga, Arrimaha Gudaha, Amniga iyo Cadaaladda ah ee shirkan qabtay.

2
Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Door ku leh Shirka Maamul Baahinta Iyo Kor u qaadida Wax soo saarka Gudaha ee ka socda Garoowe[Sawirro]Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Door ku leh Shirka Maamul Baahinta Iyo Kor u qaadida Wax soo saarka Gudaha ee ka socda Garoowe[Sawirro]August 25, 2024
Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda oo Shir la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda ee xeebaha Puntland[Sawirro]August 27, 2024Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda oo Shir la qaatay Shaqaalaha Wasaaradda ee xeebaha Puntland[Sawirro]

Related Posts

1 (12)
NewsSomali News

Kulan wadajir ah oo ay yeesheen Madaxda labada Wasaaradood ee Maaliyadda iyo Duulista Hawada ee Puntland[Sawirro]

Osman January 28, 2024
IMG_3226
NewsSomali News

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xariga ka jaray dhismaha Bangiga Dowladda Laantiisa magaalada Boosaaso[Sawirro]

Osman December 21, 2024
Recent Posts
  • Munaasabadda Xuska Maalinta Maaliyadda Furdooyinka Adduunka oo lagu qabtay Boosaaso(Sawirro) January 26, 2026
  • Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo la shiray Ganacsatada gobolka Bari(Sawirro) December 31, 2025
  • SAWIRADA Qaybta 2aad ee Madasha Ka Qaybgalka Muwaadiniinta ee Miisaaniyadda 2026. December 30, 2025
Categories
  • News (183)
  • Somali News (182)
  • Uncategorized (66)
  • Videos (1)
Archives
  • January 2026
  • December 2025
  • November 2025
  • October 2025
  • September 2025
  • August 2025
  • July 2025
  • June 2025
  • May 2025
  • April 2025
  • March 2025
  • February 2025
  • January 2025
  • December 2024
  • November 2024
  • October 2024
  • September 2024
  • August 2024
  • July 2024
  • June 2024
  • May 2024
  • April 2024
  • March 2024
  • February 2024
  • January 2024
  • December 2023
footer-logo

Upper Hill-Garowe, Government Zone

+25290-7724401
info@mof.plstate.so
Facebook X-twitter Youtube Instagram Whatsapp

Publications

Taxes

Circulars

Bills & Acts

Guidelines

Vacancies

Departments

Budget Department

Customs Department

Planning Department

Debt Department

Inland Revenue Department

Our Location

Copyright © 2025 Puntland Ministry of Finance | All Rights Reserved.