
Wasaaradaha Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Dowladda Puntland oo kala saxiixday heshiis ku saabsan kor u qaadida dakhliga Dowladda[Sawirro]

GAROOWE- Labada Wasaaradood ee Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Dowladda Puntland ayaa kala saxiixday Heshiis ku aadan horumarinta ganacsiga, wadashaqaynta labada Wasaaradood iyo kor u qaadida dakhliga dowladda Puntland.
Kulankan oo ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, saacdo koobana qaatay ayaa looga wada hadlay xogo badan oo ku aadan siidi loo horumarin lahaa heshiiskan una noqon lahaa mid guulo badan laga gaaro.
Ugu dambayn Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga ayaa siixay Heshiis kan si uu u noqdo meel marah.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland












![Kuxigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland oo Daah-furay Tababar ku saabsan nidaamka maaraynta Maaliyadda ee FMIS[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/05/1-14-1-150x150.jpg)
![Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Iyo madax ka socotay Hay'adda UNOPS oo ku kulmay Garoowe[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/05/1-11-2-150x150.jpg)

