
Wasiir Dowlaha Maaliyadda Puntland oo Booqday Kastamka Wasaaradda ee Airport-ka Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO- Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamuud Shiikh Ciid ayaa kormeer shaqo ku tagey kastamka Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay garoonka diyaaradaha Boosaaso.
Kormeerkan shaqo ayaa salka ku hayey dardargalinta shaqada iyo kor u qaadida dakhliga si loo dhiiri geliyo Madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee ku sugan goobaha dakhli soo saarka.
Wasiirka ayaa warbixinno shaqooyinka la xiira ka helay Madaxda goobaha uu booqaday, waxana uu kula dardaarmay in la muujiyo dadaal dheeri ah oo ku aadan shaqooyinkii ay bulshada u hayaan.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland












![Wasiir Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Kormeer ku tagay Kastamka Furdada Boosaaso[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/04/1-15-150x150.jpg)
![Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/04/1-18-2-150x150.jpg)

