Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Itoobiya[Sawirro]

ADDIS ABABA – Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Addis Ababa mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Ethiopia. Kulanka oo uu goob joog ka ahaa Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Danjire Mesganu Arga ayaa Wadahadalkooda labada wafdi waxay u kuurgaleen fursadaha iskaashi ee ganacsiga, maalgashiga, iskaashiga tamarta, […]

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay madax ka socotay Hay’adda Save the Children[Sawirro]

AROOWE- Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland ahna kusimaha Wasiirka Mudane Eng Cabdulaahi ismaacil Maxamed oo ay weheliyaan Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cigaal iyo Agaasimaha Waaxda Miisaaniyadda Mudane Cabdisamad Cawad ayaa kulan la qaatay mas’uulyiin ka tirsan Hay’ada Save The Children. Kulankan oo ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa ahaa is […]

Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Wasaaradda Qorsheynta oo yeeshay kulan looga hadlay dardargelinta dakhliga[Sawirro]

GAROOWE – Madaxda Labada Wasaaradood ee Maaliyadda iyo Qorsheynta ayaa yeeshay kulan looga wada hadlay dardargalinta Dalkhliga Dowladda. Kulankan waxaa ka qayb-galay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda iyo mas’uuliyiin kale oo kaa tirsan labada Wasaaradood. Intii […]