GAROOWE- Madaxada Wasaaradda Maaliyadda ayaa kulan la qaatay Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka Golaha Wakiillada Puntland. Kulankan waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaabaadka Golaha Wakiillada, Agaasimaha guud ee Bangiga, Guddoomiyaha Hanti dhowrka Guud iyo mas’uuliyiin kale. […]
GAROOWE- Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Puntland ayaa ka wada hadlay xoojinta wadashaynta labada Wasaaradood iyo dardargalinta dakhliga. Kulanka waxuu ka dhacay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, waxaana shir guddoomiyey Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Axmed Odawaa. Mas’uuliyiinta labada Wasaaradood ayaa ka wada hadlay dardargalinta cashuurta […]