Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Gollaha Baarlamaanka Puntland horgeysay Miisaaniyadda sannadka 2024-ka[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Wasiiru dowlaha Wasaaradda, Wasiir Kuxigeenada Wasaaradda,Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, Agaasimaha Waaxda Miisaniyada iyo mas’uulyiin kale ayaa ka qab galay kulanka hor geynt Miisaniyada ee Gollaha Baarlamaanka Dawladda Puntland. Gudoomiyaha Gollaha ayaa shir guddoomiyey kulanka, waxaana ku weheliyey Guddoomiye Kuxigeenada Gollaha wakiiladda Puntland. Miisaaniyadda Dowladda ee sannadka […]

Fariinta: Mudane H. E. Hassan Shire Abdi,Wasiirka Maaliyadda Puntland

Waxaa si weyn ii xiiso gelinaya in aan idinku soo dhaweeyo website-ka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland, Soomaaliya. Website-ka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland waa daaqad cusub oo adduunku kala socon karo hawlaha Wasaaradda, kaas oo laga heli karo xog iyo macluumaad la xiriira dhaqaalaha iyo canshuuraha Puntland, Miisaaniyadda iyo xisaabxirka. Website-ka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland […]