BOOSAASO – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil “Sheekh Adduun” ayaa xilka u kala wareejiyay Xisaabiyaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ee gobolka Bari Maxamed Cali Axmed oo xilka uu kala wareegayay Xisaabiyihii hore Maxamed Maxamuud Cali. Munaasabada oo ka dhacday xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda ee gobolka Bari ayaa waxaa […]
GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jawle ayaa shir Guddoomeyey kulanka todobaadle ah ee Agaasimayaasha Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Kulanka ayaa ku aadanaa fulinta qorshayaasha Wasaaradda Maaliyadda waxyaabihii u qabsoomay shaqooyinka u qabsomi waayay iyo qorshaynta arrimaha dakhli iyo maamul ee hor yaal. Kulankan ayaa ah todobaadle waana mid warbixino […]
GAROOWE – Agaasime Kuxigeenka Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa kulan la yeeshay Madaxda Dakhliga ee Wasaaradda. Shirka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Agaasimayaasha Waaxyaha Dakhliga iyo Madax-qeybeedyada Dakhliga oo ay ka mid yihiin Cashuuraha Berriga, Furdooyinka iyo Deeqaha Dibadda. Kulankan ayaa intii u socday waxaa looga dooday sida […]
Puntland Ministry of Finance with Ministry of Interior officials and UNCDF field team haddiscussion meetingregarding the new disbursement system for the LDF 2016. The meeting led by the Minister of Finance HE Abdulahi Shiekh Ahmed and attended a senior Ministry staff, Ministry of Interior acting Director General, MOF technical team and UNCDF Field team. This […]