
SAWIRRO – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

GAROOWE – Xukuumadda uu hoggaaminayo Mudane Madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni waxaa ay higsanaysaa dib u casriyeynta xarumaha shaqada Dowladda dhammaan gobolada dalka si bulshadu u helaan xarumo horumarsan.
Xarunta dhexe ee Wasaaradda Wasaaradda Maaliyadduna waxa ay qayb ka tahay xarumaha dib u casriyayta lagu sameeyey.
Dhismaha xarumaha Dowladdu waxa ay ku yimaadeen ka dib markii Bulshada Puntland cashuuraha ku waajibay ay bixiyeen.
Fadlan muwaadin bixi cashuurta si aynu uga shaqayno dib u dhiska dalka.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland




























![Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay xarunta Dakhliga ee Maaliyadda[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/03/1-47-2-150x150.jpg)
![Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland iyo Wafti uu Hoggaaminayo oo gaaray Boosaaso[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/03/1-13-9-150x150.jpg)

