
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo uga mahadcelisay Baarlamaanka Puntland Ansixinta Miisaaniyadda July-December 2024[Sawirro]

GAROOWE – Wasaaradda Maaliyaddu waxa ay Gollaha Baarlamaanka Dowladda Puntland uga mahad celinaysaa Ansixinta Miisaaniyadda Lixda bilood ee (July ilaa -December) 2024.
Miisaaniyadda ay maanta Golahu ansixiyeen ayaa dhan $207,009,112 (Labo boqol iyo todoba milyan, sagaal kun,boqol labo iyo toban Dollar).
Dhowaan Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa horgeeyey Gollaha Baarlamaanka Miisaaniyadda Lixda bilood ee (July-December) 2024. akhris dheer iyo doodo ka dibna Gollahu maanta ay ansixiyeen.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland



![Madaxda Maaliyadda Puntland iyo Guddiga Maaliyadda,Dhaqaalaha Iyo Xisaabaadka Baarlamaanka oo kulan ku yeeshay Garoowe[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/06/1-1-15-1-150x150.jpg)
![Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland Iyo Guddiga Dhaqaalaha&Xisaabaadka ee Baarlamaanka oo kulan yeeshay[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/07/1-1-2-1-150x150.jpg)

