Latest News & Resources

IMG_8328

Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo lagu qabtay Kulan looga hadlay Wadashaqeynta Booliska iyo Hay’adaha dakhliga[Sawirro]

GAROOWE – Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa lagu qabtay kulan ku aadan Xoojinta wada shaqaynta Ciidamada...

Read More
IMG_8242

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kulan la qaatay Shaqaalaha Xafiiska Shaqada iyo Shaqaalaha Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa kulan la qaatay Shaqaalaha Xafiiska...

Read More
IMG_8179

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xariga ka jaray Dhismayaasha cusub ee Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland W/Maaliyadda[Sawirro]

GAROOWE – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarigga ka jaray dhismayaasha cusub ee Xafiiska...

Read More
IMG_8157

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda oo hor tegay 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚, 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 ee Golaha Baarlamaanka Dawladda Puntland[Sawirro]

GAROWE –  Madaxda Wasaardda 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 ayaa maanta hor tegtay 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚, 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 ee Golaha Baarlamaanka Dawladda...

Read More
IMG_8147

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Baarlamaanka hor geeyay 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛-𝐱𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓[Sawirro]

GAROOWE – Madxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta Golaha Baarlamaanka Dowladda Puntland hor geeyey 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛-𝐱𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓....

Read More
IMG_8059

Agaasime Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Tababar u furay Shaqaalaha Wasaaradda iyo Ciidanka Ilaaladda Cashuuraha[[Sawirro]

GAROOWE – Agaasime Guud Ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Abdiqaadir Axmed Xaashi ayaa maanta Tababar u...

Read More
IMG_8099

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagey Kastamka Dekedda Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland, Mudane Maxamed Maxamuud Arbac uuna weheliyo Wasiir-ku-xigeenka...

Read More
IMG_8082

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay Dakhliga[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir gudoomiyey Kulan looga hadlay...

Read More
IMG_8009

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland iyo Wasaaradda Hawlaha Guud oo Daahfuray Barnaamijyo dib u habeyn loogu sameeyay Cashuur bixinta[Sawirro]

GAROOWE – Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa lagu Daah-furay barnaamijyo cusub iyo kuwa dib u habayn lagu...

Read More
IMG_7978

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Xariga ka jaray Laanta Ciidanka Ilaalada Cashuuraha ee gobolka Nugaal[Sawirro]

GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jawle ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray...

Read More
hall

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay Sare u qaadida Dakhliga oo ka dhacay xarunta Maaliyadda[Sawirro]

GAROOWE – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay sare u qaadidda...

Read More
IMG_7816

Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Tababar usoo xiray qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan uuna weheliyo Wasiiru-dowlaha...

Read More