
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kulan la qaatay Ganacsatada gobolka Bari[Sawirro]

BOOSAASO – Guddiga Dardargelinta Ganacsiga Puntland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa kulan la qaatay Ganacasatada gobolka Bari.
Kulanka ayaa looga hadlay iskaashiga Dowladda iyo ganacsatada ee ku aadan kobcinta dhaqaalaha dalka iyo wax soosaarka sidii kor loogu qaadi lahaa.
Intii uu socday sidoo kale kulankan waxaa si wayn looga dooday wax soosaarka dalku ubaahan- yahay, sida loo maalgelinkaro, sida bulshadu uga faa’idaysan karto iyo sidii Puntland u gaari lahayd isku filaansho dhaqaale.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta
Wasaaradda Maaliyadda
Dowladda Puntland





















![Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland iyo Wafti uu Hoggaaminayo oo gaaray Boosaaso[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/03/1-13-9-150x150.jpg)
![Wasiir Kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Kormeeray Xafiisyadda Wasaaradda ee xarunta Garoowe[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2024/03/1-43-4-150x150.jpg)

