Ku-simaha Agaasimaha Waa da Maamulka oo Kulan la qaatay Madax-qaybeedyada xarunta dhexe ee Wasaaradda[Sawirro]
GAROOWE – Ku Simaha Agaasimaha waaxda Maamulka ahana Agaasime Ku-xigeenka Maamulka Mudane Mukhtaar Xassan Maxamed ayaa kulan horumarinta shaqada ah la qaatay Madax qaybeedyada xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda.
Kulankan ayaa looga hadlay Dardargalinta shaqooyinka socda ee Wasaaradda gaar ahaan Xafiisyada xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda.
Madax qaybeedyada ayaa Agaasimaha la wadaagay habsami u socodka shaqooyinka xafiisyada ay joogan iyo baahiyaha jira oo ay ka mid yihiin in shaqaalaha Wasaaraddu baahi uqabaan helida tababaro si kor loogu qaado aqoonta shaqalaha iyo aragtiyo kale oo ku aadan dardargalinta iyo horumarinta shaqooyiinka kale ee Wasaaradda.
Ugu dambayn Agaasimaha ayaa Madax qaybeedyada faray in la sameeyo dadaalo dheeri ah oo ku aadan shaqooyinka bulshada loo hayo,waaxda Maamulkuna xooga saari doonto sidii shaqaaalaha aan nasiibka u yeelan in ay helaan tababaro sidii ay u helilahaayeen.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland


GAROOWE – Guddiga Goob shaqo ee Anshaxa iyo Abaalmarinta Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa kulan ku yeeshay xarunta Dakhliga ee Wasaradda.
Baahintii 
GAROOWE – Maxdaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa la kulmay maanta Guddiga Dhaqaalaha iyo Xisabadka ee Gollaha Wakiiladda Dowladda Puntland.




















GAROOWE –








































GAROOWE
Baahintii 
GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa kormeeray shaqooyinka ka socda Xarunta dhexe ee dakhliga Wasaaradda Maaliyadda.




























GAROOWE – Agaasime guud Ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlay dardargelinta dakhliga oo lagu qabtay Xarunta dhexe ee Dakhliga.






















GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo muddooyinkii u dambeeyey kulamo joogto ah la lahaa qaybaha kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta la kulmay Xafiiska Xisaabaadka guud.
Baahintii 
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ay weheliyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Mudane En Cabdulaahi Ismaaciil Maxamed
Baahintii 
GAROOWE – Agaasime guud ku-xigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi oo ay weheliyaan Xisaabiyaha gobalka Nugaal Mukhtar Cabdi Faarax, Maamulaha Cashuuraha beriga Sharma’ake Maxamed Warsame Iyo Mas’uuliyiin kale oo katirsan Wasaaradda ayaa kormeer ay ugu kuurgalaayaan habsami u socodka shaqada Ku tagey Kastamkada ku yaalla kantaroolada Magaalada Garowe.

















