Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Dekedda Boosaaso[Sawirro]
BOOSAASO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo hawlo shaqo u jooga Magaalada Boosaaso ayaa kormeer shaqo ku tagay Dekeda.
Kormeerkan Wasiirka waxaa ku weheliyey
Aggaasimah guud ee Bangiga Dowladda Puntland, maamulaha Customka Dekedda Boosaaso, Taliyaha Dekedda iyo Mas’uulyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda.
Maxamed Yuusuf maxamuud Maamulaha Customka Dekedda Boosaaso ee Wasaarada Maaliyada ayaa Wasiirka la wadaagay xogta shaqooyiinka socda, Heerka dakhliga dalk iyo Badeecaddaha ka soo dega kana dhoofa Dekeda.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ugu dambayna booqday Xafiisyada iyo goobaha kale ee shaqada ayaa bogaadiyey habsami u socodka shaqada iyo habka loogu shaqaynaayo bulshada Cashuur bixiyaasha.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland

































GAROOWE – Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ay waheliyan Wasiir ku-xigeenada Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa kormeeray xafiisyada kala duwan ee Xarunta dhexe ee Wasaaradda.





























































GAROOWE – Wasiirka Wasaarada Maaliyada Dawladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ay










































GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ay weheliyaan Wasiir ku-xigeenada Wasaaradda ayaa shir gudoomiyey kulanka horumarinta shaqada Wasaaradda..
Baahintii 
GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Wasaaraddda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdullaahi Ismaacil Maxamed oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa ka qayb galay kulan ay soo qaban qaabiyeen Madaxda Bankiga Dowladda Puntland.
Baahintii 
GAROOWE
Baahintii 
GAALKACYO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Mudug ee Gaalkacyo. 






















GAROOWE – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa guddoomiyey shirka Istaraatijiyadaha Qorshaha Dakhli-Kicinta 2025 iyo casriyaynta goobaha shaqada.


























GAROOWE – Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa shir gudoomiyey kulanka horumarinta dakhliga.
Baahintii 
GAROOWE –
Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda
Baahintii