Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Warbixin ka dhagegstay Waaxda Qorsheynta, Tababarada iyo Tirakoobka Wasaaradda[Sawirro]
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ay weheliyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Mudane En Cabdulaahi Ismaaciil Maxamed ayaa shir gudoomiyey maanta Shirka Waaxda Qorsheynta, Tababarada iyo Torakoobka Wasaaradda Maaliyadda ku soo bandhigeen shaqooyinka ay soo qabteen.
Kulanka waxaa ka soo qaybgalay Agaasime guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda, Agasimaha Waaxda Qorsheynta iyo Tababarada iyo Madax qaybeedyada Xafiiska Waaxda qorshaynta.
Waaxda Qorsheynta ayaa halkaasi ku soo bandhigay wax qabadkoodkii, Sadexdii bilood ee la soo dhaafay oo ay ka mid yihiin
1. Warbixinta Istaatistikada 2024, oo xooga lasaareynay dhammaan Badeecada Ganacsi ee yimaada Puntland 2024, iyo Kuwa ka dhoofa Puntland isla sanadkaas (Import & export).
2. Warbixinta Qiimeynta waxqabadka Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland 2024.
3 Qorshaha Wasaaradda 2025. Qorshahaas oo Diirada Saaraya Sare u qaadida Dakhliga, Tayeynta Maamulka Maaliyadda, Xoojinya Isla xisaabtanka dhammaan shaqada Wasaaradda.
Ugu dambayn Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa bogaadiyey shaxda Qorshe howleedka Waaxda Qorsheynta Wasaaradda Maaliyadda ee ay soo badhigeen.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland


GAROOWE – Agaasime guud ku-xigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi oo ay weheliyaan Xisaabiyaha gobalka Nugaal Mukhtar Cabdi Faarax, Maamulaha Cashuuraha beriga Sharma’ake Maxamed Warsame Iyo Mas’uuliyiin kale oo katirsan Wasaaradda ayaa kormeer ay ugu kuurgalaayaan habsami u socodka shaqada Ku tagey Kastamkada ku yaalla kantaroolada Magaalada Garowe.



















GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayna weheliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Maaliyadda Eng Cabdulaahi Ismaaciil Maxamed iyo Wasiirku xigeenka Dakhliga Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa shir gudoomiyay kulanka sadex biloodka ee waaxyaha Wasaradda oo maanta xogtooda ku soo bandhigeen waaxda Maamulka iyo Maaliyadda.
Baahintii 
GAROOWE- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland uuna weheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Maaliyadda oo shir gudoomiyay shirka sadex biloodka ah ee waaxyaha Wasaradda waxaana maanta xogtooda
Baahintii 
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
Baahintii 
GAROOWE – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey horumarinta dakhliga.


























GAROOWE – Wasaaraddaha Maaliyadda iyo Qorshaynta ayaa yeeshay Kulan ay kaga 



















BOOSAASO – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle oo howlo shaqo u jooga magaalada








































BOOSAASO – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle uuna weheliyo Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga ayaa kormeer shaqo ku tagay Kastamka Dekada iyo xarunta cashuuraha berriga ee Wasaaradda Maaliyadda.
















































BOOSAASO – Madaxda Labada Wasaaradood ee Maaliyadda iyo Kalluumaysiga oo kulan ku yeeshay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Baahintii