Barnaamujka Tayeynta Shaqaalaha (CIPFA Education Training Program).

Martisoor Garowe: Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Maaliyadda , ayaa wuxuu ka dhacay Magaalada Garowe 30-July-2020, Ujeedka kulan oo ahaa sidii loo eegi lahaa habka ay waxbarashada iyo tababarka shaqaale u socoto, isla markaana loo dhiiri geliyo shaqaale tiradoodu dhan tahay 65 arday oo ka tirsanMaaliyadda, Bankiga Dowlada, Hantidhowrka Guud, Xafiiska Xisaabiyaha guud […]

Dib u habeynta Darajada Shaqaalaha DPL, (PL Pay and Grading Reform)

GAROWE-Wasiir Dowlaha Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa Shir gudoomisay Gunaanadka Barnaamijka dib u eegida Mushaharaadka iyo darajooyinka Shaqaalaha Dowladda Puntland. Shirkan ayaa waxaa qayb ka ahaa Gudida dib u eegida Mushaharaadka iyo Darajooyinka Shaqaalaha Rayidka, Shirkan oo lagu casumay Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha, Hayadaha dowladda iyo Madaxtooyada […]

Madaxda Wasaaradaha Maaliyadda Galmudug iyo Puntland oo ku kulmay Galkayo…

GAALKACYO- Wasiir kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Cabdi Warsame Ibrahim Qawdhan oo ay weheliyaan Ku-xigeenka agaasimaha guud ee dakhliga Abshir Maxamed Abshir, Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Mudug Ismacil C/nuur Geesey iyo masuuliyin kale ayaa xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Magalada Galkacyo kusoo dhaweeyey wafti kasocday Wasaaradda Maaliyadda Galmudug oo uu hogaaminayey Wasiir kuxigeenka […]

Wasiirka Maaliyada DPL Mudane Hasan Abgal oo ka Qayb galay Xaflada Xiritaanka Tababarka Ciidanka Xogoble

QARDHO- Dugsiga Tababarka Ciidammada ee Xorgoble waxaa lagu qabtay munaasab lagu soo afmeeray Ciidammada Daraawiishta ee Beder iyo Uxud oo tababar ku soo qaatay Dugsiyada Xorgoble, 54aad iyo Badhan.Munaasabada Ciidamadan Tabarbarka loogu soo xiray waxaa ka soo qayb galay Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni, Xubono ka tirsan labada gole, Siyaasiyiin iyo Saraakiisha […]

DIB U HABEYNTA CIIDAMADA DPL (Security Reform)

Iyadoo laga dhabeynayo lana fulinayo, balanqaadkii Xukuumada DPL oo uu hogaaminayo Madaxweynaha DPL, waxaa madaxweynuhu Magcaabay Gudi dib u habeyn iyo tirokoob ku sameeya Ciidamada kala duwan ee DPL. Gudiga oo uu gudoomiye u ahaa Xasan Shire Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, ayaa bilaabay hawlgal lagu tayeynayo, laguna tirokoobayo ciidamada DPL ee Dhamaan Gobolada Nugaal, Karkaar, […]