Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Istaraajiyadaha Qorshaha Dakhli-kicinta 2025[Sawirro]
GAROOWE – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa guddoomiyey shirka Istaraatijiyadaha Qorshaha Dakhli-Kicinta 2025 iyo casriyaynta goobaha shaqada.
Ujeeddada iyo Ajandaha shirkan ee Fulinta Qorshaha ayaa waxaa ka mid ahaa
1- Maadaama Wasaaradda Maaliyaddu ku guuleystay in habkeeda cashuur qaadista furdooyinka laga dhigay online lana sameeyey system ka PUNTCAS, ayaa laysla qaatay in 2025 la hirgelin doono system kii lagu qaadi lahaa canshuuraha berriga si bulshadda loogu fududeeyo adeeg bixinta.
2- Xalinta Caqabadaha iyo ka miro dhalinta fursadaha lagu horumarinkaro dakhliga sanadkan ee qorshaha ku xusan iyada oo lagu dhaqmaayo siyaasadda iyo xeerarka dakhli kicinta ee Wasaaradda.
3-ka jawaabida baahiyaha xarumaha dakhliga hadii ay yihiin gaadiid, qalab iyo saxida caqabadaha shaqada
4- waxaa la qorsheeyay in si joogta ah kormeer loo kormeero gobolada dalka si dabagal loogu sameeyo dakhliga iyo la socodkiisa.
Ugu dambayn kulankan ayaa la isla qaatay ajandaha Shirka ku xusnaa iyo samaaynta jadwal lagu fulinaayo qorshaha sanadka 2025.
Axmed Jaamac Jowle Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa bogaadiyay Qorshaha dardargalinta dakhliga iyo jadwalka lagu gaarayo qorshahan waxana uu umahad celiyay Madaxda Wasaaradda oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda oo had iyo goor garab taagan fulinta shaqooyinkan.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland




























GAROOWE – Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa shir gudoomiyey kulanka horumarinta dakhliga.
Baahintii 
GAROOWE –
Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda
Baahintii 
GAROOWE – Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Abdiqadir Axmed

























GAROOWE – Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa shir gudoomiyey kulanka horumarinta waaxyaha dakhliga Wasaaradda Maaliyadda.


















GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa Baraha Kantaroolada ku war gelisay in laga daayey Cashuurta( Enter) Soogelida Gaadiidka DDS Itoobiya ka imaanaya ee shixnadaha gacansi ka qaada


GAROOWE – Madaxa Cashuuraha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Axmed Khaalid Maxamed ayaa maanta tababar u furay Ciidanka ilaalada Wadoooyinka ee Taraafikada.

























GAROOWE – Kuxigeenka Agaasimaha guud ee Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
Baahintii 
GAROOWE – Wasiirka Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Eng Cabdullaahi Ismaaciil Maxamed ayaa kulan la qaatay Guddiga Dib u saxida shaqaalaha Dowladda Puntland.
Baahintii 
BOOSAASO – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga Dowladda Puntland laanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.





























