Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Cashuurta soo gelida ka daysay Gaadiidka DDS Itoobiya ee Shixnadaha wada ama ka qaada Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa Baraha Kantaroolada ku war gelisay in laga daayey Cashuurta( Enter) Soogelida Gaadiidka DDS Itoobiya ka imaanaya ee shixnadaha gacansi ka qaada  Dekadaha Puntland ee Boosaaso iyo Garacad.

Axmed Jaamac Jowle Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda oo shir Jaraa’id qabtay ayaa faah faahiyey.

Hoos ka akhriso.

Baahintii

Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda

Dowladda Puntland