GAROOWE- Kulan dhex maray Madaxda Wasaradda Maaliyadda, Agaasimaha Guud ee Bangiga Dowladda Puntland iyo Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya Amb. Joachim Waern ayaa laysku waydaarsaday warbixino kala duwan, waxaana laysku afgartay dhammaan wax yaabihii ay ka wada hadleen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda iyo Safiirka Dowladda Sweden ee Soomaaliya. Baahintii Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda […]
BOOSAASO- Maxjarada magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa kormeer shaqo ku tagey Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud. Wasiirka ayaa kulan la qaatay Maamulka Maxjarada, Dhakhaatiirta iyo Ganacsatada ku hawlan dhoofka Xoolaha. Mas’uulyiinta Maxjarada ayaa Wasiirka uga warbixiyey Xoolaha soo gala Maxjarada loona diyaarinayo sidii loogu iib gayn lahaa wadamada ay […]
BOOSAASO- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo hawlo shaqo u jooga magaalada Boosaaso ayaa booqday Bangiga Dowladda laanta gobolka Bari. Wasiirka waxaa halkaasi ku soo dhoweeyey Maamulaha Bangiga, waxana ay ka wadahadleen shooqyinka socda ee Bangigu wado ee horumarka laga sameeyey. Intii uu Wasiirka kormeerka ku jiray sidoo kale waxa uu […]
GAROOWE- Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa kulan wadatashi iyo dardargalinta dakhliga la qaatay Madaxda shirkadaha bixiya tamarta korontada Puntland. Shirkan waxaa ka soo qayb galay Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga Waasaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, Wasaaradda Korontada, Biyaha iyo Macdanta, Wakaalada Horumarinta korontada iyo Shirkadaha bixiya adeegga korontada Puntland. Maareeyaha Guud […]
GAROOWE- Agaasime Guud Ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi oo ay weheliyaan Saraakiisha Dakhliga ayaa xarunta dakhliga ku qaabilay mas’uulyiin ka socday Hay’adda UNOPS oo ka yimi magaalada Nairobi. Waftiga imaanshahooda Puntland gaar ahaan xarunta dakhliga ayaa qayb ka ah wada shaqaynta labada dhinac Hay’adda iyo Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Cabdulqaadir Axmed Xaashi […]
GAROOWE- Labada Wasaaradood ee Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Dowladda Puntland ayaa kala saxiixday Heshiis ku aadan horumarinta ganacsiga, wadashaqaynta labada Wasaaradood iyo kor u qaadida dakhliga dowladda Puntland. Kulankan oo ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, saacdo koobana qaatay ayaa looga wada hadlay xogo badan oo ku aadan siidi loo horumarin lahaa heshiiskan una […]
GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa Hadhimo Sharafeed saagootin ah u sameeysay mas’uuliyiintii loo soo gabagabeeyey tababarkii ku aadanaa dakhliga. Munaasabada saagootinta waxaa ka soo qayb galay Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga, Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka, ku-xigeenka Agaasimaha guud ee Dakhliga iyo mas’uulyiin kale. Agaasime guud ku xeenka dakhliga Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa mas’uuliyiinta Wasaaradda […]
GAROOWE – Shahaado la gudoon siiyey Maamulayasha Dakhliga sagaalka gobol, Ciidamada ilaalada cashuuraha, Ciidamada nabadgalyada waddooyinka, Macalimiin iyo khuburo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.
GAROOWE- Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda ahna Kusimaha Wasiirka Mudane Eng Cabdulaahi ismaaciil Maxamed ayaa soo xiray tababar lagu baranayey kicinta cashuuraha Berriga iyo Furdooyinka. Xafladda oo ka dhacay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, waxaa ka soo qayb galay Wasiir Kuxigeenka Dakhliga, Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Taliyaha guud ciidamada Booliiska, kuxigeenka Xeer ilaaliyaha guud, Agaasimaha […]
GAROOWE – Waxaa maanta xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ka furmay tababar loo qabtay Madaxda iyo shaqaalaha cashuuraha Berriga iyo Furdooyinka ee dhammaan gobolada Dowladda Puntland. Daah-furka tababarka waxaa goob-joog ahaa Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Guud, Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga, Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka iyo Agaasimayaasha Waaxyaha. Tababarka ayaa waxaa […]