
Wasiirka Maiyadda Dowladda Puntland oo la kulmay Guddiga ka tala-bixinta Dakhliga iyo Kharashaadka Dowladda Puntland[Sawirro]
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayaa ka qaybgalay kulan uu la yeshay guddigii loo xilsaaray ka tala bixinta dakhliga iyo kharashaadka Dowladda Puntland.
Kulankan oo lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda intii uu socday ayaa guddiyadii Dakhliga iyo Kharashka ka soo tala bixintooona Wasiirka la wadaageen xogo dheeri ah ah oo ku aadan shaqooyinka loo diray.
Ugu dambeyntii Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa bogaadiyay shaqooyinka ay soo qabteen gudiyadu waxaana loo balamay kulamo kale oo lagu falanqayn.
Baahintii
Xafiiska Wayi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland
























![Madaxeynaha Dowladda Puntland oo Kulan la qaatay madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2026/11/IMG_8700-150x150.jpeg)

