
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ka qaybgalay Kulanka Ansixinta Daraasaada Maaliyadda Islaamiga[Sawirro]
GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Yaasiin Saalax ayaa ka qaybgalay kulanka Ansixinta Daraasada Maaliyadda Islaamigga.
Kulanka waxaa soo qabqabanayey Madxda Wasaaradda Qorshaynta waxaana ka qaybgalay xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda, Golaha Wakiillada, Madaxtooyada, culimada, ganacsatada, aqoonyahanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Intii uu socday kulanka ayaa lagu soo bandhigay natiijooyinka iyo talooyinka daraasadda “Islamic Finance in Puntland.

Baahintii
Xafiiska Wayi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland .
![Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo Lagu Ansixiyay Miisaaniyadda dowladda sannadka 2027-ka[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2026/11/IMG_8765-150x150.jpeg)
![Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay Dardargelinta Dakhliga[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2026/11/IMG_8807-150x150.jpeg)

