Wasiirka Maaliyada DPL Mudane Hasan Abgal oo ka Qayb galay Xaflada Xiritaanka Tababarka Ciidanka Xogoble

QARDHO- Dugsiga Tababarka Ciidammada ee Xorgoble waxaa lagu qabtay munaasab lagu soo afmeeray Ciidammada Daraawiishta ee Beder iyo Uxud oo tababar ku soo qaatay Dugsiyada Xorgoble, 54aad iyo Badhan.Munaasabada Ciidamadan Tabarbarka loogu soo xiray waxaa ka soo qayb galay Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni, Xubono ka tirsan labada gole, Siyaasiyiin iyo Saraakiisha […]

DIB U HABEYNTA CIIDAMADA DPL (Security Reform)

Iyadoo laga dhabeynayo lana fulinayo, balanqaadkii Xukuumada DPL oo uu hogaaminayo Madaxweynaha DPL, waxaa madaxweynuhu Magcaabay Gudi dib u habeyn iyo tirokoob ku sameeya Ciidamada kala duwan ee DPL. Gudiga oo uu gudoomiye u ahaa Xasan Shire Cabdi, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, ayaa bilaabay hawlgal lagu tayeynayo, laguna tirokoobayo ciidamada DPL ee Dhamaan Gobolada Nugaal, Karkaar, […]

8BFA5754-6409-4B56-9F02-0C9433D90A93.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Qardho[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland ahna Guddoomiyaha Guddiga dib u habaynta Ciidamada Dawladda Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay caaasimada Puntland ee Garoowe. Todobaadkii lasoo dhaafay Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta ayaa shaqo joogto ah oo ku aadan wax ka ogaanshaha Ciidamada tababarku uga […]

A1964C4B-7C63-4105-AA26-29F46C1C6D76.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka qaybgalay Shir ka dhacay Qardho[Sawirro]

QARDHO – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa ka qaybgalay shir ka dhacay xarunta gobolka Karkaar kaasi oo amniga looga hadlayay. Kulankan waxaa ka soo qay galay Wasiirka Amniga Dawladda Puntland Mudane Cabdisamad Maxamed Galan, Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Gen Yaasiin Cumar Dheere, Gudoomiyaha gobolka Karkaar, kuxigeenada gobolka iyo degmada,duqa degmada Bayla iyo […]

522F80F5-8055-4D01-84CC-75EFC467C173.jpg

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland iyo xubno kale oo casho sharaf loogu sameeyay Qardho[Sawirro]

QARDHO – Xisaabiyaha Wasaarada Maaliyadda gobolka Karkaar Yaasiin Cabdi Ciise ayaa casho sharaf u sameeyay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland  Mudane Xasan Shire Cabdi, Wasiirka Amnigga Puntland Mudane Cabdisamed  Maxamed Gallan iyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Gen Yaasiin Cumar Dheere  Casho sharaftan ayaa ka dhacday Beerta Dalxiiska Qardho waxana sidoo kale ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda Puntland  […]