GAROOWE – Aggaasime Guud Ku-Xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa kulan dhanka shaqada ah la yeeshay mas’uuliyiinta Waaxda Furdooyinka Wasaaradda Maaliyadda. Kulan waxaa ka qaybgalay Agaasimaha waaxda furdooyinka Mahdi Faarax Qambi, ku-xigeenka Agaasimaha waaxda Cali Siciid, Madax qaaybeedyada waaxda iyo qaybo ka mid ah shaqaalaha waaxda. Shirkan ayaa looga hadlay la […]
GAROOWE – Ku Simaha Agaasimaha waaxda Maamulka ahana Agaasime Ku-xigeenka Maamulka Mudane Mukhtaar Xassan Maxamed ayaa kulan horumarinta shaqada ah la qaatay Madax qaybeedyada xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda. Kulankan ayaa looga hadlay Dardargalinta shaqooyinka socda ee Wasaaradda gaar ahaan Xafiisyada xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda. Madax qaybeedyada ayaa Agaasimaha la wadaagay habsami u socodka […]
GAROOWE – Guddiga Goob shaqo ee Anshaxa iyo Abaalmarinta Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa kulan ku yeeshay xarunta Dakhliga ee Wasaradda. Kulanka waxaa shir Gudoomiyey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jowle waxaana looga hadlay xeerararka Anshaxa iyo Abaalmarinta Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda. Intii uu socday kulankan waxaa halkaasi lagu soo badhigay qorshayaal la xiriira […]
GAROOWE – Maxdaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa la kulmay maanta Guddiga Dhaqaalaha iyo Xisabadka ee Gollaha Wakiiladda Dowladda Puntland. Madaxda Wasaaradda waxaa hogaaminayey Wasiir ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda oo ay weheliyeen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, kuxigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda ,Agaasimaha waaxda Miisaaniyadda, Agaasimaha waaxda Cashuuraha beriga, Agaasimaha waaxda furdooyinka iyo […]
GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta ka qeyb galay kulan wadatashi dadweyne oo lagaga hadlayay Qorshaha Miisaaniyadda Dowladda, kaas oo ay soo qabanqaabisay Dalladda Ururada Bulshada Rayidka ah ee PUNSAA. kulanka waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Axmed Jaamac Jowle, Agaasime guud ku-xigeenka Maamulka Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cigaal,Agaasimaha Waaxda […]
GAROOWEÂ – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle, ayaa shir guddoomiyay kulan ay Wasaaradda la yeelatay Maamulka shirkadaha biyaha gobolka oo ay ka mid yihiin Bowaco iyo Gumco. Shirka waxaa goobjoog ka ahaa Agaasime Ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Canshuuraha Bariga, Maamulaha Canshuuraha Bariga, Maareeyaha Wakiillada Biyaha, Madaxda Shirkadda Biyaha iyo saraakiil […]
GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa kormeeray shaqooyinka ka socda Xarunta dhexe ee dakhliga Wasaaradda Maaliyadda. Kormeerkan shaqo Agaasimaha guud waxaa ku weheliyey Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha waaxda Cashuuraha beriga iyo Xisabiyaha Wasaardda Maaliyada ee gobolka Nugaal. Agaasimaha guud ayaa Kulamo uu la yeeshay Mas’uuliyiinta Xafiisyada […]
GAROOWE – Agaasime guud Ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlay dardargelinta dakhliga oo lagu qabtay Xarunta dhexe ee Dakhliga. Kulanka waxaa ka soo qaybgalay Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdulqaadir Liibaan Cismaan, Madax qaybeedyada iyo Shaqaalaha dakhkiga Wasaaradda. Intii uu socday kulankan Agaasime […]
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo muddooyinkii u dambeeyey kulamo joogto ah la lahaa qaybaha kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta la kulmay Xafiiska Xisaabaadka guud. Kulanka Wasiirka waxaa ku weheliyey Wasiirku xigeenka Maaliyadda Mudane En Cabdulaahi Ismaaciil Maxamed, Wasiir Ku-xigeenka Dakhliga Mudane Axmed Maxamed Bulxan, Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Mudane […]
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ay weheliyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Mudane En Cabdulaahi Ismaaciil Maxamed ayaa shir gudoomiyey maanta Shirka Waaxda Qorsheynta, Tababarada iyo Torakoobka Wasaaradda Maaliyadda ku soo bandhigeen shaqooyinka ay soo qabteen. Kulanka waxaa ka soo qaybgalay Agaasime guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud […]