Axmed Yaasiin Saalax

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Axmed Yaasiin oo ka Warbixiyey Safar Shaqo uu ku Tagay Kenya(Daawo)

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Axmed Yaasiin Saalax oo shir Jaraa’id xafiiskiisa ku qabtay ayaa ka warbixiyey safar shaqo uu kaga soo laabtay dalka Kenya. Mudane Axmed Yaasiin Saalax ayaa magaalada Nairobi kaga qeybgalay shir ku saabsanaa Barnaamijka horumarinta Degmooyinka ee JPLG- ga.,isagoona mashruucaas ku tilmaamay mid dhaxalgal ah. Waxaan safar qaatay muddo shan beri […]

IMG_1919

Wasaaradda Maaliyadda Wafdi ay Hoggaamineyso oo Anisixinta JPLG ugu Ambabaxay Kenya

Maanta oo ay tahay taariikhdu 09/04/2016 ayaa waxaa ka ambabaxay magaalo Madaxda Garowe wafti balaaran oo ka socda dawlada Puntland oo ay hogaaminayso Wasaarada Maaliyada madaxdeeda qayb ka mid ah sida Wasir kuxigeenka wasarada Maaliyada Axmed Yaasiin Saalax iyo Xoghaya guud ee wasaarada Maaliyada Mudane Axmed Jamaac Jawle,madaxda wasaarada waxaa ku weheliyey safarkaan madax kale […]

Marxuum Gaadayare

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ka Tacsiyeysay Xisaabiyihii W/Maaliyadda AUN Siciid Gaadayare oo ku geeriyoodey qaraxii Gaalkacyo

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa ka tacsiyeeyey falkii foosha xumaa ee argagixisnimo ee la beegsaday Allaha ha u naxariiste Xisaabiyihii  gobolka Mudug ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Siciid Cali Yuusuf (Gaad-yare) iyo muwaadintii kale ee soomaaliyeed. Wasiirka Maaliyadda ayaa cambaareeyay falkaas foosha xun oo qof isa soo miidaaamiyay  u  isku qarxiyay Marxuum Siciid Cali Yuusuf  , […]

DSC_0847

Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed oo ka qeybgalay Shir Looga hadlay Ammaanka guud ee gobolka Bari[Sawirro]

Shir ballaaran oo si qoto dheer looga hadlay Ammaanka guud ee gobolka Bari ayaa maanta lagu qabtay guriga gobolka Bari ee magaaladda Boosaaso. Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Maaliyadda ee Dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed,Guddoomiye kuxigeenka 1- 2aad ee gobolka Bari,Taliska Ciidanka,Culumaa’udiin iyo Xildhibaan. Ujeedada shirkan ayaa ahaa sidii Iskaashi mideysan looga yeelan […]

Mudane Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed

Wasiirka Maaliyadda oo Jaaliyadda Puntland ee Waqooyiga Denmark uga Mahadnaqay Deeqda ay soo gaarsiiyeen ciidanka [Daawo]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa ku ammaanay doorka muuqda ay ka qaadatay difaaca Puntland jaaliyadda ku dhaqan waqooyiga Denmark ee reer Puntland. Deeqda ayaa ka koobnayd 500 oo Kartoon oo timir ah iyo 165 kartoon oo Kalluun ah, taasi oo ay ugu tala galeen jaaliyadda inay ku dhiiri galiyaan ciidanka guusha […]

14

Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed oo u kuurgalay Xaaladda Isbitaalka iyo Airporka Bosaso[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa booqasho ku tagay Isbitaalka weyn ee magaalada Iyo garoonka diyaaradaha ee Boosaaso. Mudane Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa booqashadiisa ,waxaa ku weheliyey Guddoomiyaha gobolka,kan degmada Bosaso iyo xubno kale. Wasiirka Maaliyadda Puntland ayaa ugu horeyn tagay Isbitaalka Bosaso ,isagoona kormeeray qeybaha uu ka […]

DSC_0550

Tababar socday Shan maalmood oo lasoo Gabagabeeyey Ciidamada illaalada Wadooyinka ee Taraafikada gobolka Bari(Sawirro)

Tababarkan oo Muddo 5 Maalmood ka socday Xarunta  Cashuuraha berriga ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee magaaladda Bosaso, Waxaana uu la xiriiray Shuruucda Wadooyinka, Jihaynta Gaadiidka iyo Buuga ganaaxa baabuurta kaasi oo lagu tababaray ciidanka ilaaladda wadooyinka ee taraafikadda ee Gobolka Bari. Agaasimaha Guud ee Cashuuraha Beriga W/Maaliyadda Puntland Cali Jaamac Gaashaan (Cali Farxaan)  oo  soo […]

Mudane Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Fariin Iskutashi ah u diray Shacabka dal iyo dibadba[Daawo+Sawirro]

BOOSAASO – Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa sheegay iney shacabka reer Puntland dal iyo dibadba awoodaan iney Isku tashigooda uga qeybqaataan horumarka Puntland. Mudane Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed oo hadal ka jeediyey qalabkii dhismaha wadada ceeldaahir -ceerigaabo ayaa sheegay in qalabka lagu gaday Iskutashiga shacabka ee ay horay ugu dhawaaqay Madaxweynaha […]

DSC_0401

Agaasimaha Cashuuraha Beriga Maaliyadda oo Tababar u furay Ciidanka ilaallada wadooyinka [Sawirro]

Agaasimaha Guud ee Cashuuraha Beriga W/Maaliyadda Puntland Cali Jaamac Gaashaan (Cali Farxaan) ayaa maanta tababar u furay ciidanka ilaalada wadooyinka. Tababarkan ayaa socon doono muddo shan maalmood ah ,waxaana lagu baran doonaan shuruucda wadooyinka iyo jiheynta gaadiida taasoo lagu dhaqayo gaadiidleyda sharciga. Ciidamada Tababarkan la siinayey oo dhowr iyo taban gaarayey ayaa tababarka ku qaadanaya […]

b8b4d70b-e54d-4efa-b293-2d9e3e7cf203

Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Wasaaradda Cadaaladda oo Tababar u furay Nootaayooyinka diiwaangashan[Sawirro]

GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo kaashaneysa Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diinta ayaa maanta Tababar ugu qabatay magaalada Garoowe Nootaayooyinka diiwaangashan dowladda. Tababarkan ayaa Ujeedkiisu ahaa sidii wadashaqeyn u yeelan lahaayeen Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Shirkadaha Nootariga ,waxaana goobjoog ka ahaa Mulkiilayaasha Nootaayinka iyo quburo aqoon durugsan u leh Nootaayooyinka. Agaasimaha Guud ee Cashuuraha […]