Hashi and Abdullahi

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Iyo Wasiirka Maaliyadda oo Tacsi ka diray Geerida Caaqil Xasan Cuuke iyo Caaqil Maxamuud Caano-nuug

BOOSAASO -Guddoomiyaha Baarlamaanka dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa tacsi ka diray geerida Marxuum Caaqil Xasan Cuuke Afcade oo kamid ahaa Isimada soo jireenka ah ee Puntland oo ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo. Sidoo kale waxay tacsi ka direen geerida Marxuum Caaqil Maxamuud Maxamed Cismaan Caana-nuug oo ku geeriyooday dalka Hindiya ,waxayna alle uga […]

DSC_0326

Buugga Sharciga Ganaaxa Gaadiidka iyo Sharciga Wadamarista Puntland oo lagu soo bandhigay Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland iy Laanta Ilaalada Wadooyinka ee Taraafikadda ayaa maanta magaaladda Bosaso kaga dhawaaqay inay dhammaan degaamadda Puntland 1-da Bisha Maarso si ramsi uu uga dhaqangalayo Sharciga Ganaaxa gaadiidka iyo sharciga Wadamarista. Buuggan soo saaristiisa waxaa iska kaashaday Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Laanta ilaalada wadooyinka ee Taraafikada Iiyo Waaxda Cashuuraha beriga […]

DSC_0207

Wafdi ka socda Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland oo Aqoon korarsi shaqo ka helay W/Maaliyadda ee Puntland [Sawirro]

BOOSAASO – Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Puntland ayaa soo dhaweyn ballaaran u sameysay xubno sarsare oo ka socday Wasaaradda Maaliyadda ee maamulka Jubbaland. Xubnahan Wafdigan oo ka koobna saddex xubnood oo kala ah Agaasimaha dakhliga Maxamed Kaamil ,Madaxa Internal Udit-ka iyo Agaasimaha Waaxda ICT-ga ayaa booqday Waaxyaha kala duwan ee shaqo Wasaaradda Maaliyadda. Xubnahan Wafdigan […]

DSC_0187

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kulan la qaadatay Qandaraas- qaatayaasha Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta kulan la qaadatay Xubno ka socday Shirkadaha qaata Qandaraasyada si loogala hadlo Dardargelinta Cashuurta ku waajibtay. Shirkan oo ka dhacay Xarunta Cashuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Boosaaso,waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Guud Cashuuraha Berriga,Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Cabdirisaaq Siciid Nuur iyo qandaraas-qaatayaasha. Agaasimaha Guud Cashuuraha Berriga Wasaaradda Maaliyadda Puntland […]

9

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Kormeer shaqo ku Sameeyey Xarunta Wasaaradda ee Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa kormeer u kuurgal ah ku sameeyey qeybo kamid ah Xafiisyada Wasaaradda ee Boosaaso. Mudane Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa Qeybaha uu booqday,waxaa kamid ah,Waaxda Qiimeynta Cashuuraha,Waaxda Hubinta,Waaxda Data base-ka iyo Faraca Bangiga furdada. Waxa uu dhammaan Xafiisyadauu booqday kula kulmay mas’uuliyiinta madaxda ka ah […]

IMG_1404

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kormeer ku Tagay Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]

BOOSAASO – Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Boosaaso. Madaxweynaha ayaa,waxaa kusoo dhaweeyey gudaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland Axmed Yaasiin Saalax oo ay weheliyaan agaasimayaasha iyo maamulaha Furdada Bosaso. Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Axmed Yaasiin Saalax ayaa mid mid u […]

DSC_0988

Wasaaradda Maaliyada Iyo Cadaaladda oo kulan la qaatay Afar Nootaayo(Sawirro)

Shir ballaaran oo ay si wadajir ah usoo qabanqaabiyeen Wasaaradaha Maaliyadda iyo Caddaalada Puntland ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Maaliyada ee Boosaaso. Shirkan ayaa ,waxaa ka qeybgalay Wasiir kuxigeenka Maaliyada Axmed Yaasiin Saalax,Wasiirka Caddaalada Saalax Xabiib Jaamac,Agaasimaha guud ee Cashuuraha Beriga Cali Jaamac Gaashaan (Cali Farxaan),Agaasimaha Caddaalada Maxamed Cali Faarax iyo Madaxda Nootaayooyinka. Agaasimaha guud ee Cashuuraha […]

1

Wasaaradda Maaliyadda oo Dardargelineysa Sannadkan Cashuuraha Berriga[Sawirro_Video]

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa sannadkan dardargelin doonta Cashuuraha Berriga ee gobolada Puntland,waxayana bixin doonta Tababaro kor loogu qaadayo shaqaalaha. Agaasimaha Guud Cashuuraha Berriga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cali Jaamac Gaashaan (Cali Farxaan) ayaa sheegay in ay dardargelin doonaan Cashuuraha Berriga Puntland ayna la kulmeen cida ay khuseysay howshan. Cali Jaamac Gaashaan (Cali Farxaan) ayaa sidoo […]

09079e5d-fee5-41bc-b9fa-52497ec3c844

Wasaaradda Maaliyadda oo soo bandhigtey waxqabadkii 2015 [Sawirro]

Khudbadii Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed Mudane Madaxweyne, Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa Warbixin ku saabsan Wax-qabadka W/Maaliyadda mudada 6-da bilood ah oo aan hayo Xilka Wasaaradda Maaliyadda iyo hawlihii la qabtey 6-dii bilood ee iga horeeyay oo u qabsoomay Wasaaradda. Wasaaraddu waxay ku dhaqaaqday in ay hirgeliso Qorshe Sanadeedkii ay hordhigtay Gollaha […]