GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa qabatay Shir ku saabsan Barnaamijka hirgelinta dib u habaynta shaqaalaha iyo hay’adaha dowladda laguna qabtay Garoowe. Shirkan ayaa ah mid tababar ah oo ay bixinayaan khuburo kaasoo ah kobcinta iyo dardargelinta shaqa maalmeedka shaqaalaha sida : Tinraining Need Assessment Dib u habayn lagu sameeyo Structure Wasaaradda. Samaynta shaqo qeexis […]
GAROOWE – Dowladda Puntland ayaa shaacisay in dib loo furay adeegga lacagta electronic money ee Dawladdu horay u xirtay wixii ka yar $1 doolar. Shir Jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) iyo Agaasimaha Bangiyadda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ka […]
GAROOWE – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay dhismaha Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Munaasabada dhagax dhiga waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Wasiirka Maaliyadda,Wasiir kuxigeenka Maaliyadda,Agaasimaha guud ku xigeenka Wasaaradda iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Puntland. Dhismahan cusub ee loo sameynayno Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka kooban Afar dabaq. Waxana […]
NAIROBI – Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa kaga qayb galay magaalada Nairobi ee dalka Kenya shir ku saabsan nidaamka dakhli uruurinta Puntland. Waftiga Wasiir kuxigeenka waxa kamid ahaa Agaasime guud kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Abshir Maxamed Abshir. Shirkan oo lasoo gabagabeeyay ayaa si […]
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta furay shir ku saabsan hagaajinta shax xisaabeedka iyo soo saarista qaab xisaabeed isku mid ah guud ahaan maamulada dalka Soomaaliya. Shirkan waxaa kasoo qayb galay Wasaaradaha Maaliyadda Dowladda Federalka, Dowladaha xubnaha ka ah iyo maamulka gobalka Banaadir. Ugu horayn Xisaabiyaha guud ee […]
GAROOWE – Ku-simaha Agaasimaha Guud ahna Agaasime kuxigeenka guud ee Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cabdiqaadir Cali Jaamac(Keenadiid) ayaa kulan la qaatay hay’adda iibka iyo qandaraasyadda. Kulanka waxa ku weheliyay Mudane Keenadiid, Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane oo matalayay Guddiga hawlaha guud ganacsiga kaabayaasha dhaqaalaha iyo Qandaraasyadda ee Golaha Wakiiladda Puntland iyo La-taliye sare oo ka socday […]
QARDHO – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa manta koormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo laanta Bangiga Dowladda ee magaalada Qardho. Ujeedka socdaalka Wasiirka ayaa ah u guur-galida qaabka ay u socto shaqada Wasaaradda, waxana uu qeyb qeyb u booqday xafiisyada iyadoo halkaas ay ka socotay shaqo maalmeedka xarunta […]
BOOSAASO – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa ku dadaashay tayeynta iyo kor u qaadista adeegga cashuur bixiyaha,horumarinta goobta shaqada iyo nidaamka shaqaalaha. Wasaaradda Maaliyadda ayaa muddooyinkii u dambeeyay ka waday furdooyinka iyo cashuuraha Berriga Puntland dardargelinta iyo tayeynta aqoonta shaqaalaha Wasaaradda Puntland. Shaqaalaha Furdada Boosaaso ayaa kor loo qaaday tayada aqoontooda 2020 ilaa 2021, iyadoo […]
GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta tababar u qabatay shaqaalaha Wasaaradda ee Waaxda Hanti-dhowrka Gudaha[Internal Audit]. Tababarka ayaa ku saabsanaa kor u qaadida xirfada Hanti-dhowrka gudaha [Internal audit] ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland. Furitaanka Tababarka waxaa ka qayb galay Ku-simaha Agaasimaha Guud Keynadiid Cali Jaamac,Madaxa Hanti-dhowrka Gudaha W/Maaliyadda Puntland Axmed Cabdi Maxamed, Agaasimaha […]
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta tababar usoo xiray Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Puntland. Tababarka oo socday muddo saddex cisho ah ayaa ku saabsanaa horumarinta, kor u qaadida iyo qiimeynta howlgudashadda shaqaalaha[Performance appraisal form]. Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi,Ku-simaha Agaasimaha Guud Keynadiid Cali Jaamac iyo […]