
Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Baarlamaanka hor geeyay ๐๐ข๐ฌ๐๐๐-๐ฑ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ข๐ข๐ฌ๐๐๐ง๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐[Sawirro]
GAROOWE – Madxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta Golaha Baarlamaanka Dowladda Puntland hor geeyey ๐๐ข๐ฌ๐๐๐-๐ฑ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐ข๐ข๐ฌ๐๐๐ง๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐.
Kullanka Golaha waxaa Shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada , Hon
Cabdirisaaq Axmed Saciid, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Ee Golaha Hon
Maxamed Baariย iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2-aad Ee Golaha Hon Maxamed Maxamuud Ciise.
Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Yaasiin Saalax ayaa Golaha xog dheeri ah ka siiyey Xisaab-xirka Miisaaniyadda 2025 Wasaaradduna soo diyaariyey.
Dhigaysiga xogta Wasiirka ka dib ๐๐ข๐ฌ๐๐๐-๐ฑ๐ข๐ซ๐ค๐ ayaa lagu wareejiyey ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐, ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐, kuwaas oo ku samayn doona akhrinta labaad. Waxaa la filayaa inay Golaha dib ugu soo celiyaan 28-ka Luulyo 2026, si dood iyo goโaan rasmi ah loogu gaaro sida xogta Golaha lagu sheegay.
Baahintii
Xafiiska Wayi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland





























![Agaasime Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Tababar u furay Shaqaalaha Wasaaradda iyo Ciidanka Ilaaladda Cashuuraha[[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2026/07/IMG_8059-150x150.jpeg)
![Madaxda Wasaaradda Maaliyadda oo hor tegay ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐, ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐ ee Golaha Baarlamaanka Dawladda Puntland[Sawirro]](https://mof.pl.so/wp-content/uploads/2026/07/IMG_8157-150x150.jpeg)

