Shir looga arinsanayo Dar-dargelinta Cashuurta iyo Ololaha Cashuurta Wado marista ayaa ka qabsoomay Wasaaradda Maaliyadda Puntland. shirka waxaa shir gudoominayey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cismaan, waxaa ka soo qayb galay Qaybaha ka wada shaqeeya Cashuuraha sida: Wasaaradda Hawlaha guud, Wasaaradda Maaliyadda, Ciidanka Taraafikada iyo Ciidanka Turbotaaryada ama ilaalinta cashuuraha. Waxaa ka warbixiyey […]
Wasaaradda Maaliyadda ee dowladda Puntland ayaa gobolka Mudug maanta ka bilowday cashuurta Gaadiidka ee sedex bilood-laha ah ee Puntland. Cashuurtan ayaa ah wada-marista ee Baabuurta gaarka loo leeyahay aydoo la hawal galiyay shaqaalaha iyo Ciidamada Cashuuraha Puntland. Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliayadda gobolka Mudug Ismaaciil C/nuur Geeseey ayaa sheegay inay cashuurtaani ku waajibtay qof kasta oo wata […]
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa kormeeray habka ay ushaqeeyaaan shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee ka hawlgala Dekedda magaalada Boosaaso. Kormeerkan waxaa Wasiirka Maaliyadda ku weheliyay Xisaabiyaha guud ee Dawladda,Agaasime Guud ku xigeenka Dakhliga, iyo masuuliyiin kale. Kormeerkan shaqo markii uu soo idlaaday ayaa waxa uu Wasiirku xog dheeraad […]
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarumaha Wasaaraddu ku leedahay Magaalada Boosaaso. Wasiirka Maaliyadda Puntland kormeerkiisa waxa ku weheliyay Wasiirku Xigeenka Maaliyadda,Wasiirku Xigeenka Dakhliga,Xisaabiyaha guud ee Dawladda,Agaasimaha guud,Agaasime guud ku xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Waxaada Furdooyonka iyo madaxkale.. https://www.facebook.com/mof.puntland/videos/283541519226567/ Xarumaha ay booqashada ku tageen Wasiirka […]
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Maxamed Cabdulqadir Cismaan ayaa maanta kormeer ku sameeyey dhammaan goobaha Dakhliga ee magaaladda Garoowe. Wasiir dowlaha W/Maaliyadda Puntland Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cismaan ayaa kormeerkiisa waxa ku weheliyay Xisaabiye kuxigeenka guud Cali Jaamaac Gaashaan(Cali Farxaan),Agaasimaha Waaxda Cashuuraha Berriga Mahdi Qambi,Agaasimaha Waaxda Miisaaniyadda Cabdisamad Cawad Cismaan. Goobaha uu booqday Wasiir dowluhu […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Boosaaso Safarkan Wasiirka Maaliyaddu ku gaaray Magaalada Boosaaso waxaa ku weheliyay Wasiirku Xigeenka Dakhliga, Xisaabiyaha Guud ee Dawladda, Agaasimaha Guuud, Agaasime guud ku xigeenka Dakhliga, iyo Agaasimaha waxada Furdooyonka Xasan Shire Cabdi ayaa safarkan dhinaca dhulka ah saaka kaga […]
Maanta oo taariikhdu tahay Abril 2 2019 waxaa kormeer ku maray Wufuud ka socotay Bangiga adduunka oo ay hoggaaminaysay haweeneyda u qaabisan Mashaariicda Dowladdaha Bariga Africa Nicola Smithers (Nicola Smithers, World Bank Practice Manager for Governance Global Practice , East Africa). Xarumaha ay booqatay waxaa kamid ah Wasaaradda Waxbarashada oo Bankiga Aduunku ka caawiyo Kabista […]
Wafdi ka socda Bangiga Adduunka ayaa maanta soo gaaray magaaladda Garowe caasimada Puntland. Waftigan waxaa hoggaaminaysay Madaxa Mashaariicda Tayaynta iyo Maamul wanaaga ee loo yaqaan ( World Bank Governance Global practice manager). Waftigan ayaa la kulmay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Qorsheynta, Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha iyo Wasaaradda Qorsheynta,Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah. Shirkaas ayaa […]
Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Wafti uu hoggaaminayo oo kormeeray xarumo ku yaalla Qardho(Sawirro)
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaraha,Xerada Ciidamada Darawiishta Xorgoble,Cisbatalka Degmada iyo Xarunta Cashuuraha Barriga, Kormeerkan Wasiirka waxaa ku weheliyay Wasiir ku Xigeenka dakhliga,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasime ku xigeenka guud ee dakhliga, Agaasimaha waxaada Furdooyinka iyo madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee Golbolka karkaar. Wasiirka Maaliyadda […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa gaaray Degmada Qardho ee Xarunta Gobolka karkaar. Safarkan Wasiirku ku tegay Magaalada Qardho ayaa ahaa kormeer shaqo oo ku aadan kobcinta takhliga Wasaaradda Maaliyadda. Degmada Qardho waxaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo waftiga uu hogaaminaayo ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidamada Madaxtooyada Con.Agadi ,Xisaabiyaha […]