Madaxda Maaliyadda ee uu hormuudka u yahay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xasan Shire Cabdi ayaa hortegay Golaha Baarlamaanka Puntland Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa Golaha usheegay in Madaxda Wasaaradda Maaliyaddu ay diyaar u yihiin in ay ka jawaabaan su’aalaha Barlamanka. hor imaanshaha Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee Golaha Baarlamaanka ayaa ku aadanayd kadib markii Golahu soo akhriyay […]
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa daah furay Barnaamijka FMS ee Wasaaraddaha Dawladda. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Puntland ayaa maanta si rasmi ah u daah furay Barnaamijka( FMS ) maaraynta Maaliyadda ee Wasaaradaha Dawladda Puntland. Agaasimayaasha Wasaaradaha Dawladda ayaa loo qaybiyay qalb ay soo diyaariyeen Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda loona adeeg sandoono Maaraynta […]
Xisaabiyaha guud ee Dawladda iyo Madax ka tirsan xafiiskiisa ayaa kormeer ku tagey Dawladda Hoose ee Garoowe. Kormeerkan shaqo ee Xisaabiyaha Guud ayaa ujeedadiisu ahayd in uu u kuur galo meesha uu marayo Barnaamijka FMIS ” Financial Managment Information system. Oo laga hirgeliyey Dawladda hoose Ee Garowe Dawladda Hoose ee Garoowe ayaa noqonaysa Degmadii ugu […]
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa Tababar usoo Xiray Agaasimayaasha Dawladda. Tababarkan loo qabtay Agaasimayaasha Guud iyo Agaasimayaasha Maamulka ayaa waxa soo qaban qaabiyay Madaxda Hanti Dhawrka Guud ee Puntland. Soo afmeerida tababarkan waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Maaliyadda,Gudoomiyaha Hanti Dhawrka Guud iyo Xisaabiyaha guud ee Dawladda. Mudadii uu socday tababarkan, Xisaabiyaha […]
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Darawiishta Gobolka Cayn Kulankan Wasiirku la yeeshay saraakiisha ayaa waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guuud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Agaasimaha Waxaada Miisaaniyada. Wasiirka Maaliyadda ayaa Saraakiishu usoo gudbiyeen sida Mushaharaada ay uhelaan Ciidamada ku sugan aaga Gobolka Cayn iyo baahiyaha ay […]
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa ka hadlay Cashuuraha Gaadiidka. https://www.facebook.com/mof.puntland/videos/782855895422804/ Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland
Wasiirka Wasaardada Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Hawlaha Guud,Ciidamada Taraafika Ciidamada Turbataariyada iyo shirkadaha qaabilsan istiikarada iyo taarikada. Shirkan ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda Maaliyaada ee Garoowe waxaana kasoo qayb galay Wasiirku xigeenka Maaliyadda,Wasiiru dawlaha Maaliyadda,iyo Agaasimaha Guuud. kulan kaasi intii uu socday ayaa looga wada hadlay dhibaatooyinka […]
Madaxada Bangiga adduunka ayaa tababar siiyay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland. Tababarkan loo qabtay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka dhacay Hoolka shirarka Wasaaradda Maaliyadda ee magaalada Garoowe. Furitaankii tababarkan,waxaa ka soo qayb galay Wasiiru dawlaha Maaliyadda ,Xisaabiyaha guud ee Dawladda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Madaxa tababarada iyo Madaxda wold bank qaybo ka mid ah. Tababarkan […]
Wafti uu Hogaaminaayo Wasiir ku xigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Yaasiin Ibraahim Ciise (Darmaan) ayaa booqasho ku yimi Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Booqashadan Wasiir ku Xigeenka dakhliga waxaa ku weheliyay Agaasime ku xigeenka guud ee dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Xasan Cali Samatar iyo Agaasimaha waxaada Furdooyinka Siciid Axmed Fagaase. Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka yimi […]
Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa la kulmay madaxda,Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha iyo Wasaaradda Wax barashada. Kulankaan ayaa ka dhacay Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha waxana uu ahaa kulan sadax geesood ah loogana hadlay wax yaabo badan Intii kulan kaasi socday ayaa diirada lagu saaray shaqaalaha Dawladda ee faraha diwaangalinta laga qaaday ay noqon doonaan […]