GAROOWE- Mas’uulyiinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa oo door ku leh Shirka Maamul baahinta iyo kor u qaadida wax soo saarka gudaha oo ka socda Garoowe Maalintii 2aad kuna socda agendihiisa 3aad oo ahaa Cadaynta mas-uuliyadaha kala duwan ee Hay’adaha Amniga, Kalluumaysiga, Maaliyada, Arimaha Gudaha iyo Garsoorka. Shirkan waxaa ka qayb galay Agaasime guud ku […]
GAROOWE – Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa daah-furay shirka Baahinta iyo kobcinta Wax soosaarka Kalluumaysiga iyo Kobcinta Dakhliga. Sharka waxaa ka qayb galay Wasiirudowlaha Wasaaradda Maaliyadda, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha Guud Ku-xigeenka Dakhliga, Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda iyo mas’uulyiin kale oo […]
GAROOWE – Agaasime Guud Kuxigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cigaal ayaa shir guddoomiyey kulanka horumarinta shaqada Wasaaradda qaybta maamulka. Shirka oo lagu qabtay hoolka shirarka ee Wasaaradda, waxaa ka soo qayb galay Agaasimayaasha Waaxyaha iyo Madax-qaybeedyada waaxyaha maamulka Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka ayaa looga hadlay shaqooyinkii Qorshaysnaa guulaha laga gaaray, soo gudbinta […]
GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdulaahi ismaacil Maxamed ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda. Xarunta Dakhliga waxa Wasiirka ku soo dhoweeyay Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Mudane Axmed Maxamed Bulxan,Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimaha Waaxda Furdooyinka, Xisaabiyaha gobolka Nugaal, Xisaabiyaha gobolka Sool iyo Saraakiil ka tirsan Wasaaradda […]
GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa maanta ka qayb galay Shirka Guddiga Farsamo ee kor u qaadista nafaqada iyo sugnaanta cunada oo lagu qabtay Madaxtoyada Puntland, waxaana ka soo qayb galay Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha. Shirka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo dadaallada wadajirka […]
GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdullaahi Ismaaciil Maxamed ayaa shir guddoomiyey kulanka horumarinta shaqada Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda, waxaana kasoo qayb galay Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda iyo Madax qaybeedyada. Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaraadda ayaa Wasiirka la wadaagay shaqooyiinka horumarka laga sameeyey bilihii u danbeeyey,shaqooyiinka aan lagu […]
GARACAD – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah shirkada TTN u gala wareegtay dhismayaal cusub oo ay Wasaaraddu ka hirgelisey gudaha dekedda Garacad ee gobolka Mudug. Dhismayaashaan oo ay maalgelisey Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa ka kooban xafiisyo ay ku shaqayn doonaan Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda ee ka howlgelaya dekedda Garacad. Heshiiska […]
GARACAD – Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Dowladda Puntland oo hawlo shaqo ku marayey gobolka Mudug ayaa booqaday Dekeda Garacad. Wasiirka waxaa halkaasi ku soo dhoweeyey Maareeyaha guud ee Dekeda Cabdinaasir Biixi iyo mas’uulyiin kale oo ka tirsan Dowladda Puntland. Eng. Cabdullaahi Ismaaciil Maxamed Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda ayaa booqaday goobaha shaqada, waxaana uu la kulmay Madaxda iyo […]
XARFO – Kastamada xaqiijinta Cashuuraha ee ay Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay degmadda Xarfo iyo Bacaad-wayn, waxaa safar shaqo ku tagey Eng. Cabdullaahi Ismaaciil Maxamed Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda. Kormeerka shaqo Wasiirka waxaa ku weheliyey Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda gobolka Mudug, Agaasimaha kastamada furdooyinka Puntland iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda. Madaxda goobaha shaqada ayaa warbixin […]
GALDOGOB – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Eng. Cabdullaahi Ismaaciil Maxamed iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaraaray degmada Galdogob. Safarkan shaqo Wasiirka waxaa ku weheliyey Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Mudug, Maamulaha Furdooyinka iyo mas’uulyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda. Koormerka shaqo ee Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda ee uu ku marayo gobolka Mudug iyo gobolada […]