IMG_2248.jpg

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo kormeer ku Tagay Kastamka CashuurahaTukaraq ee gobolka Sool[Sawirro]

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo ay weheliyaan Xoghaya guud ee Wasaaradda Maaliyadda Axmed Jowle iyo mas’uuliyiin kale ayaa kormeer shaqo ku tagay Kastamka cashuuraha Tukaraq ee gobolka Sool. Wasiir kuxigeenka iyo Waftigiisa ayaa waxaa deegaanka kusoo dhaweeyay mas’uuliyiinta Kastamka iyo bulshada ku dhaqan deegaanka Tukaraq. Mudane Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa mas’uuliyiinta Kastamka […]

25591881_1467505439963983_3090643358585662858_n.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa markii uu gaaray Gaalkacyo ,waxaa si weyn usoo dhaweeyay Maamulka gobolka,kan degmada,dhalinyarada Hormuudkii horumarka,Saraakiil iyo shacabka magaalada. Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa mudada uu […]

DRZPfoyX0AE-9pl.jpg

Shirka Horumarinta Maaliyadda dalka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Kismaayo[Sawirro]

KISMAAYO – Waxaa ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland shir looga hadlayo hormarinta Maaliyadda dalka iyo mideynta canshuuraadka iyo weliba qaybsiga kheyraadka, waxaa si rasmi ah u furay shirkaas wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Shirka waxaa ka qaybgalaya Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo Wafti […]

06.jpg

Tababar loogu qabtay Boosaaso shaqaalaha Kastamka Dekedda iyo Airporka ee Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]

Waxaa maanta tababar looga furay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari shaqaalaha Kastamka Dekeda iyo garoonka diyaaradaha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Tababarkan oo socon doona muddo laba maalood ah ayaa ,waxaa casharada bixinaya khuburo ka socota UNICOM ,iyadoona ay fududeynayso Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Agaasimaha Waaxda Furdooyinka Puntland Siciid Axmed Fagaase oo tababarka furay ayaa sheegay […]

012.jpg

Shaqaalaha Cashuuraha Beriga ee Wasaaradda Maaliyadda oo tababar loogu qabtay Boosaaso[Sawirro]

Tababarkan oo ah mid lagu baranayo siyaasadda cashuuraha ayaa loo qabtay shaqaalaha cashuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland. Tababarkan oo lagu qabtay magaalada Boosaaso ayaa socon doona muddo laba berri ah,waxaa ka qeybgalaya shaqaalaha Wasaaradda oo ka kala yimid Bari,Sanaag,Haylaan iyo Gardafuu shaqaalahooda Cashuuraha Berriga. Madaxa Tababarada ee Wasaaradda Cabdiqaadir oo tababarka furay ayaa sheegay […]

IMG_2194.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo u ambabaxay magaalada Kismaayo[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta oo sabti ah u ambabaxay magaalada Kismaayo ee xarunta Kumeelgaarka ah ee Maamulka Jubbaland. Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo waftigiisa ayaa kaga qeybgalay magaalada Kismaayo shir looga hadlaayo hannaanka mideynta cashuuraha dalka. Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya Dowladda Federaalka iyo […]

1P8A5792.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo tababar ku saabsan Siyaasadda Cashuuraha u qabatay shaqaalaha Wasaaradda[Sawirro]

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta ku qabatay magaalada Garoowe tababar ballaaran oo ku saabsan siyaasadda Cashuuraha. Tababarkan ayaa waxaa ka qaybgalaya shaqaale ka socda gobolada Karkaar,Nugaal,Sool iyo Mudug,waxaana soo qaban qaabisay shirkadda UNICON halka ay fududeysay Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Agaasimaha guud ee Cashuuraha Bariga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cali Farxaan oo ka hadlay muhiimada tababarkan ayaa […]

24301001_2032747710292640_7942358296721716704_n.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo kormeeray Dhismaha Airporka Garoowe[Sawirro]

Madaxda Wasaaradda Maliyadda Dawladda Puntland ee uu hormuud u yahay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa kormeer ku tagay Garoonka diyaaraddaha magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Mas’uuliyiinta garoonka diyaaradaha Garoowe ayaa uga warbixiyay shaqada ka socota garoonka Wasiirka Maaliyadda iyo xubnihii la socday,waxayna sheegeen in si wanaagsan howshu u socoto. Hoos ka daawo Sawirrada […]

IMG_2020.jpg

Akhriso: Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe oo Baarlamaanka ka hor akhriyay Odoroska Miisaaniyadda Puntland 2018-ka[Sawirro]

UJEEDO: Soo Gudbin Miisaaniyadda Dawladda Puntland ee sannadka 2018. Mudane Gudoomiye. Anagoo tixraacayna Dastuurka Dawladda Puntland,Habraaca Maaliyadda iyo xeerarka Xisaabaadka ee Dawliga ah oo qaba in Sannad kasta xiligan oo kale la horkeeno Golaha Wakiiladda odoroska Miisaaniyadda sannadka soo socda. Waxaa Sharaf weyn ii ah in Maanta ay taaiikhdu tahay 25,November 2017,aan halkaan idiinku soo […]