IMG_3996

Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Iyo Wafdi la socda oo u dhoofay Kenya(Sawirro)

Wefdigan ayaa waxaa hogaaminaya Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyada Puntland Axmed Yaasiin Saalax iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash. Sidoo kale xubnaha Wefdiga Wasiiradda Dowlada waxa la socda qaar kamid ah gudoomiyayaasha Degmooyinka Puntland gaar ahaa degmooyinka ay ka socdaan barnaamihka JPLG. Muhiimadda ugu weyn ee xubnaha masuuliyiinta dowlada maanta ugu […]

IMG_3947

Shir Looga hadlay dib u qaabeynta Maaliyadeed ee Puntland oo lagu qabtay Garoowe[Sawirro]

Waxaa maantay oo taariikhdu tahay 04 February 2017 ka dhacay hoolka Hotel Juba Shirkii Bilaha ahaa ee gudiga hogaamiyaha qaybta farsamada loo yaqaan (Technical steering committee meeting) kaas oo qayb ka ah mashruuca PFM (Public Financial Management), gudigaan waxaa hormuud u ah Wasiirka Wasaaradda Maaliyaddda , waxaana xubno ka ah Agaasimaha guud ee W/Maaliyadda, Xisaabiyaha […]

53

Wasiir Kuxigeenka Dakhliga W/Maaliyadda Puntland oo ka hadlay Baco laga mamnuucay Puntland oo lagu qabtay Kantaroolka Boosaaso(Sawirro)

Ciidamada Kantaroolka magaalada Boosaaso oo kaashanaya kuwa Furdooyinka Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa gacanta ku dhigay oo ku guuleystay baco si tuugnima ah la doonayey in lagu geliyo gudaha magaalada Boosaaso. Gaarigan siday bacaha ayaa ka yimid magaalada Gaalkacyo,waxaana horay looga mamnuucay bacaha Puntland. Taliye kuxigeenka Kantaroonka Bosaso Barkhad Cali Xasan ayaa ka warbixiyey qaabka ay […]

14

Wasaaradda Maaliyadda Puntland Iyo Sariflayaasha oo go’aan kasoo saaray shir ay yeesheen(Sawirro)

Boosaaso: Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa go’aan ka gaartay sarifka lacagta doolarka kadib kulan ballaaran oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso. Xarunta gobolka oo kulanka ka dhacay ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Maaliyadda Puntland mudane Cabdillaahi Shiikh Axmed, Wasiir kuxigeenka Dakhliga W/Maaliyadda Puntland mudane Maxamed Jibriil Caateeye,maamulka gobolka iyo kan degmada iyo ganacsatada magaalada. Kulanka ayaa […]

5I2A0382

Xiriiriyaha Mashruuca PFM-ka Puntland oo Garoowe kusoo dhaweeyey Khuburo caalami ah[Sawirro]

Waxaa soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland khuburo caalami ah ,kuwaasoo kala shaqeyn doona Wasaaradda Maaliyadda Puntland habka maareynta xogta maaliyadda sida Xisaabaadka iyo Cashuuraha. Xiriiriyaha mashruuca PFM-ka Mr. Abdiqadir Ahmed Hashi ayaa khuburadan kusoo dhaweeyey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Mudane Cabdiqaadir Axmed Xaashi ayaa sheegay in khubaradan ka caawin doonaan Wasaaradda Maaliyadda […]

IMG_2294

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u qabatay Shaqaalaha Wasaarada[Sawirro]

Wasaaradda maaliyadda Puntland-Soomaaliya ayaa tababar ugu qabatay hotel Gacayte ee magaalada Bosaso shaqaalaha ka howla gala wasaaradda ee ku kala sugan deegaanada Puntland. Tababarkan ayaa waxaa kala qeybgalay shaqaalaha Wasiirka iyo kuxigeenkiisa,Agaasimayaasha,Xisaabiyaasha iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda. Tababarka ayaa socon doona hal maalin, waxana si rasmi ah u furay Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr. Cabdullaahi Sheekh Axmad. […]

DSC00497

Kulan looga hadlay Arrimaha FMIS-ka oo ka dhacay magaalada Boosaaso[Sawirro]

Waxaa maanta ka dhacay xafiiska Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed kulan looga hadlaayey arrimaha FMIS-ka,waxaana kulanka kasoo qeybgalay Wasiir kuxigeenka maamulka W/Maaliyadda,Wasiir kuxigeenka dakhliga,Agaasimayaasha guud,Xisaabiyaha guud,maamulaha iyo khasnajiga Bangiga DPL iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee W/Maaliyadda. Ujeedada kulanka ayaa ahayd sidii loo dar-dargelin laaha kudhaqanka iyo hirgelinta barnaamujka Computeriska ah ee PFMIS […]

Axmed Yaasiin Saalax

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo ka hadlay Tayeynta Cashuuraha iyo qorshaha sanadka cusub

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo safar shaqo ku soo maray qaar ka mid ah goboladda Puntland ayaa maanta waxaa uu kormeeray xarumaha dakhliga ee ku yaal magaalo ganacsiyeedka Puntland ee Bosaso. Wasiirku wuxuu sheegay in wasaaraddu ay sanadkan sii dhammaanaya ay Nidaamyo cusub oo casri oo la xiriira qaadista cashuuraha iyo u fududaynta […]

img_3732

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Baarlamaanka horgeysay miisaaniyada 2017 (Sawirro)

Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Puntland ayaa maanta oo Tallaada ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 13-12-2016 waxay miisaaniyadda Dowlada 2017 horgeysa Golaha Wakiilada Puntland. Fadhi uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi oo ay ka qeybgalleen ku dhawaad Afartan Mudane oo Golaha Wakiiladda ka mid ah ayaa miisaniyadan lagu horgeeyay. Wasiirka Wasaaradda […]

img_8671

Gollaha Xukuumadda Puntland oo Ansixiyey Miisaaniyadda Wasaaradda Maaliyadda Puntland 2017 [Sawirro]

Golaha Wasiiradda Dowlada Puntland ayaa maanta meel mariyay miisaaniyadda dowlada sanadka 2017 oo in muddo ah howsheedu soo socotay, taas oo sanadkan u diyaarsan qaab ka duwan sida sanadkii hore. Qaabka diyaarinta miisaaniyada sanadkan aya waxay tahay mid ka duwan sanadkii hore,waxaana si gaar ah loo diyaariyay Dakhliga iyo Kharashka Dowladda.(Ordinary Budget) iyo misaaniyado kale […]