GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Ahmed Abdirisak Dirie ayaa maanta shir la yeeshay Madax Qaybeedyada iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda. Kulanka ayaa waxaa goob-joog ahaa Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Maamulka, Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda iyo Mas’uulyiin kale. Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii loo dar-dar galin kahaa hannaanka shaqada Wasaaradda iyo […]
GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa shahaadoyin guddoonsiiyey ardaydii ka faa’idaysatay Barnaamijka shahaadada Caalamiga ah ee Xisaabaadka Dowladaha CIPFA. Barnaamijkan oo sacday muddo labo sano ah ayaa waxaa ka faa’idaysatay shaqaalaha Wasaaradaha Maaliyaddaaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah. Xafladan waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha guud […]
BOOSAASO – Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdillahi Ismaaciil Iyo Saraakiil ka tirana xafiiska Xisaabaadka ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Xisaabiyaha ayaa booqday xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda, kastamka Dekada, Kastamka Garoonka Diyaaradaha, Bangiga laanta Boosaaso iyo xarunta Xisaabaadka gobolka Bari. Dhammaan goobaha uu booqday Xisaabiyaha Guud […]
GAROWE – The Director General of the Ministry of Finance of the Puntland Government Hon. Ahmed Abdirizak Dirie chaired the meeting on Thursday to improve the work of the Ministry of Finance. The DG took the opportunity to listen presentation from Departments, as as brief his colleague on a number of issues including what was […]
GAALKACYO – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane  Hon Ahmed Abdirizak Dirie ayaa safar shaqo ku tagay magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka waxaa Agaasimaha iyo saraakiil kale oo ka tirsan Wasaaradda ku soo dhoweeyey Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobalka iyo mas’uuliyiin kale. Agaasimaha Guud ayaa kormeeray shaqaalaha […]
GAROOWE – Madaxweyne Kuxigeenka, ahna Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan[Karaash] ayaa kormeer shaqo ku yimi xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha waxaa xarunta ku soo dhoweeyey Madaxda Wasaaradda, waxaana Madaxweynaha xog dheeri laga siiyey hawlaha shaqo ee baaxada wayn leh oo Wasaraddu wado ee dhanka horumarinta Dakhliga iyo tayaynta shaqada Wasaaradda […]
GAROOWE- Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Ubax Cabdullaahi Aadan ahna Guddoomiye wax barashada kana tirsan golaha deeganka Oslo ee dalka Norway. Kulankan Wasiiradu Xildhibaanada la yeesheen, waxaa ku weheliyey Agaasime Guud ku-xigeenka Maamulka Wasaaradda Maaliyadda iyo Xisaabiye kuxigeenka Dowladda Puntland. Ubax imaan-shaheeda dalka ayaa qayb ka […]
GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cali Cumar Caarshe ayaa koormeer shaqo ku tagey Kastamka Garoonka diyaaradaha ee caasimada. Wasiirka ayaa kulan la qaatay Maamulka iyo shaqaalaha Kastamka, waxana uu booqday qaybabah ay shaqooyinku ka socdaan. Kulan wadajir ah oo Wasiirku la qaatay Maamulka ayaa u jeedkiisu ahaa sidii loo dardargalin lahaa […]
  Waftiga oo ka kooban Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah Mudane Mohamed Said Faroole, wasiiru Dowlaha Madaxtoyada Mudane Cabdifitaax Cabdinuur iyo Wasiirka Maaliyadda Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa shirar la qaatay: Safiirada Sweden, Denmark, kuxigeenka Safiirka Jarmalka, masuuliyiin ka socda barnaamijyada horumarinta, xasilinta iyo arrimaha bini’aadanimada ee Denmark, Norway, Jarmalka iyo FCDO UK sidoo […]
Booster Addons Premium Addons QARDHO – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Ahmed Abdirizak Dirie ayaa safar shaqo ku tagey degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee gobolka Karkaar Yasiin Cabdi Boos ayaa aAaasimaha ku soo dhoweeyey xarunta Wasaaradda Maaliyadda, waxana uu Agaasimuhu booqday xafiisyada iyo shaqooyinka cashuuraha […]