DAARUSALAAM – Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdi Ibraahim Warsame”Qawdhan” ayaa maanta xariga ka jaray Kastam cusub oo laga hirgaliyey deegaanka Daarusalaam oo hoostaga degmadda Goldogob ee gobolka Mudug. Xafladda furitaanka waxaa kasoo qayb galay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashadda Suldaan Cabdirishiid Suldaan Muuse, Ku-simaha Agaasimaha Guud ah K/Agaasimaha Guud ee Dakhliga,Taliyaha […]
GAROOWE – Wasiir ku-xigeenka Maaliyadda Puntland Mudane, Cumar Xasan Fiqi, ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ay hoggaaminayso madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson. Kristina Svensson ujeedada socdaalkeeda ayaa ahaa sidii ay wax badan uga ogaan laheyd shaqooyinka ka socda Puntland gaar ahaan mashaariicda Bangiga adduunku ka Fuliyo Puntland. Wafdiga, ayaa sidoo kale booqdey […]
GAROOWE – Wasiir dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cismaan ayaa kulan Kan shir guddoomiyay, kulan ayaa ku saabsanaa dardar gelinta shaqooyinka Wasaaradda Maaliyadda. Shirkan ayaa hadafkiisa guud ahaa in warbixino laga dhageysto dhammaan Waaxyaha kala duwan iyo sidii loo horumarin lahaa shaqada iyo shaqaalaha, maamulka iyo guud ahaan howlaha ka socda Wasaaradda […]
GAROOWE – Wasaaraadda Maaliyadda Dowladda Puntland iyo Shirkadda Isxiliqaan ayaa kala saxiixdey heshiis ku aadan in Wasaaradda Maaliyaddu bixiso kharashkii wadada horay uga galay shirkada inta u dhexaysa wadada Xarfo iyo Jalam. Kulan lagu qabtey xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Xasan Shire Cabdi, Wasiirka Qorsheynta Cabdiqafaar Xaange, […]
GAROWE – Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland Mudane Cumar Saalax Aadan ayaa maanta magaalada Garoowe ka daahfuray tababar ku saabsan habka iibsashada iyo lacag bixinta oo muddo laba cisho ah ka socon doona Garoowe. Kulankan waxaa ka soo qayb galay Xiriiyaha Mashruuca PFM, Agaasimaha waxaada Tababarada iyo mas’uuliyiin kale. Mudane Cumar Saalax Aasan oo ugu […]
GAROOWE – Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa shir guddoomiyey kulan looga hadlayey kor u qaadista shaqo wanaaga Hanti dhawrka Gudaha (Enternal Audit). Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay Khabiirka Wasaaradda Maaliyadda kala shaqeeya Hanti dhawarka Gudaha (Enternal Audit) Abdalla Amiir iyo dhammaan waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda. Khabiirka […]
GAROOWE — Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa tababar u soo xiray shaqaale ka kala socday Wasaaradaha Maaliyada ee Dowladaha xubnaha ka Dowladda Federaalka Soomaliya. Tababarka oo lagu baranayay casharro ku saabsan xisaabaadka maaliyadda gaar ahaana barnaamijka CIPFA – Chartred Institute of Public Finance and Accountancy). Barnaamijkan waa mid loogu talagalay […]
GAROOWE – Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo ay weheliyaan Wasiir kuxigeenada Maaliyadda iyo Wasiiru Dowlaha Maaliyadda ayaa kulan la qaatay qaybo ka mid ah Ganacsatada Puntland. Shirkan oo ahaa shirar is-daba joog ah ayaa looga hadlay soo dejinta iyo kor u qaadida dakhliga kasoo xarooda ganacsiga dekeda Boosaaso iyo lacagta sales-ka […]
GAROOWE – Wasiirada Wasaaradaha Maaliyadda iyo Qorsheynta Dowladda Puntland ayaa ka qaybgalay kulan uu soo qaban qaabiyey xafiiska Xeer ilaalinta Guud ee Dowladda Puntland kaasoo lagu dhiirigelinayey mas’uuliyiin katirsan labada Wasaaradood. Labada Wasaaradood ayaa si wadajir ah ugu mashquulsanaa dardar gelinta dakhliga cashuuraha mushaarka shaqaalaha ka hawl gala hay’adaha Qaramada Midoobay ee haysta heshiiska qandaraaska […]
Shir looga hadlaayay dib eegis lagu sameynaayay mashaariicda Bangiga Adduunka uu ka waday Puntland ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Puntland ee Garoowe. Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa shir gudoominayaay kulanka, waxaana ka soo qayb galay Wasiir ku xigeenada Wasaaradda Maaliyadda, Xisaabiyaha Guud ee dowladda iyo mas’uuliyiin kale. Shirka […]