GAROOWE – Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay waxqabadka Wasaaradda ee lixdii bilood ee ugu dambeysay sannadkan. Shirkan ayaa nuxurkiisu ahaa in la iska-wareysto waxqabaka lixdii bilood ee lasoo dhaafay, jihada Wasaaradda,shaqada la qabtay, xisaab xirkii loo gudbiyay Golaha Wakiiladda Puntland taasoo warbixin laga siiyay Wasiirka. […]
GAROOWE – Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo safar dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe. Garoonka diyaadaha ee Gen Maxamed Abshir waxaa Wasiirka kusoo dhaweeyay Wasiir kuxigeenka Wasaradda Maaliyadda Mudane Cumar Xasan Fiqi iyo mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Puntland. Baahintii Xafiiska Wacyigalinta iyo WarfaafintaWasaaradda MaaliyaddaDowladda […]
GAROOWE – Wasiir kuxigeenka Maaliyadda ahna Ku-simaha Wasiirka Mudane Cumar Xasan Fiqi oo ay weheliyaan Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland Mudane Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan), Xisaabiyaha guud ee Dowladda iyo ku-simaha Agaasimaha guud ahna Agaasime kuxigeenka ayaa Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland u gudbiyey Xsaab-xirka Sannad-maaliyadeedka 2020-ka. Fadhiga 8aad ee Kalfadhiga 48aad ee Baarlamaanka Dowladda Puntland oo […]
GAROOWE- Xarunta Wasaradda Maaliyadda Puntland waxaa si habsami leh uga socda shir u dhaxeeyay Ganacsatada Puntland iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda. Kulankan waxaa shir gudoominayay Wasiirku xigeenka Maaliyadda ahna siihaya xilka Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi, Wasiirka kuxigeenka Maaliyadda Mudane Cabdi Ibraahim Warsame[Qawdhan], kuxigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Cali Jaamac Gaashaan iyo Agaasimaha Dakhliga […]
GAROOWE- Xarunta Wasaradda Maaliyadda Puntland waxaa si habsami leh uga socda shir u dhaxeeyay Ganacsatada Puntland iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda. Kulankan waxaa shir gudoominayay Wasiirku xigeenka Maaliyadda ahna siihaya xilka Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi, Wasiirka kuxigeenka Maaliyadda Mudane Cabdi Ibraahim Warsame[Qawdhan], kuxigeenka Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Cali Jaamac Gaashaan iyo Agaasimaha Dakhliga […]
GAROOWE – Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland , waxaa booqasho ku yimid Safiirka Dowladda Itoobiya usoo magacowday Soomaaliya Cabdifataax Cabdullaahi Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo. Safiirka waxaa Wasaaradda ku soo dhaweeyay Wasiir kuxigeenka Maaliyadda ahna sii-hayaha xilka Wasiirka Mudane Cumar Xasan Fiqi iyo Wasiirka ku xeenka Maaliyadda Mudane Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan). Xiliga uu booqashada samaynayay […]
GAROOWE – Dowladda Puntland ayaa qado sharaf u sameysay ganacsato ka kala yimid Puntland oo u joogay magaalada Garoowe ka qayb qaadashada iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Puntland. Guddiga Kaabayaasha dhaqaalaha oo ay ka mid yihiin tiro wasiirro ah ayaa kasoo qayb galay qada sharafta iyo ganacsatada ugu waawayn Puntland kuwaasoo bixiya cashuuraha ugu badan,. Kulanka […]
GAROOWE – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa kulan la qaatay madaxda hay’adda qandaraasyadda Puntland. Wasiirka kulankan waxaa ku weheliyayKu-simaha Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda ahna Agaasime guud ku xigeenka Keenadiid Cali Jaamac iyo khabiiro kale oo ka tirsan Wasaaradda. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay sidii si wada jir ah loogu […]
GAROOWE – Ku-simaha Agaasime Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Keenadiid Cali Jaamac ayaa shir la qaatay madaxda Wasaaradda iyo khabiir sare. Shirkan waxaa ka qaybgalay Agaasime ku-xigeenka dakhliga Abshir Maxamed Abshir, Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Cabdifitaax Cali Jaamac, Agaasimaha Furdooyinka Qambi, Agaasimaha Tababarada iyo khabiir sare ka socday Bangiga Adduunka. Ujeedada shirka ayaa […]
BUURTINLE – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland mudane Cabdi Ibraahim Warsame (Qawdhan) oo ay weheliyaan Xildhibaan Cabdiqani Dhaashane iyo ku-xigeenka duqa degmada Buurtinle ayaa dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Maaliyadda degmada Buurtinle iyo kastamka cusub ee degmada. Ugu horayn Xisaabiyaha gobalka Nugaal Mukhtaar Cabdi Faarax ayaa wasiirka uga mahadceliyey dhagax dhiga xarunta Wasaaradda ee degmada […]