Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay shaqaalahiisa Wasaaradda ee gobolada Sool iyo Nugaal. Xarunta Wasaaradda ee magaalada Garoowe ayuu kulanku ka dhacay,waxaana kulanka shir guddoominayey Wasiirka,waxaana ku weheliyey Wasiir kuxigeenka Cabdisalaan Bashiir,Agaasimayaasha iyo shaqaalaha. Muhiimadda ugu weyn kulankan waxaa uu ahaa dardargelinta shaqada iyo kor u […]
Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Puntland ee magaaladda Garowe waxaa lagu qabtay maanta kulan muhiim ah oo looga hadlayay sidii xal loogu heli lahaa dhibaatadda Lacagta shilinka Soomaliga ah. Kulankan oo dhinacyo badan taabanyay aya waxaa shir gudoominayey Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Cabdullaahi Saciid Axmed Carshe. Waxaana kulanka ka qeybgalay dhinacyada ganactsada ku dhaqan Puntland ee […]
Wafi uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa booqday deegaanada Ceel-daahir iyo midi-gale,sidoo kale waxa ay booqdeen Waddada isku xirta Ceel-daahir iyo Ceerigaabo. Wafdigan sidoo kale ,waxaa kamid ahaa Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf ,Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi,Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays(Dhado) saraakiil iyo madax kale. Mudane Cabdullaahi […]
Wasiirka Maaliyadda dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa magaalada Carmo ee gobolka Bari uga qeybgalay shir ballaaran oo lagu heshisiinayey laba beelood oo walaalo ah. Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Cabdullaahi Carshe ayaa shirkan ,waxaa kala qeybgalay Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf ,Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi,Guddoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays(Dhado) saraakiil […]
Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay xarumaha ay degan yihiin ciidanka difaaca Puntland ee gobolka Sool iyo Kastamka Cashuuraha Tukaraq. Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa la kulmay mas’uuliyiinta degmada Tukaraq iyo maamulka Maaliyadda ,wuxuuna ka xog waraystay sida ay u socoto shaqadu. Wasiirka Maaliyadda Puntland ayaa sidoo kale booqday […]
GAROOWE – Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyada Dowladda Puntland Cabdulaahi Siciid Carshe dhaqaaje ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay qaar kamid ah xarumaha Wasaaradda ee magaalada Garoowe. Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe Dhaqaaje ayaa waxaa kormeerkiisa ku weheliyey Wasiir kuxigeenada Maaliyadda Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Iyo Maxamed Siciid Caateeye ,Agaasimayaasha Wasaaradda iyo qaar kamid ah howlwadeenada Wasaaradda. Goobaha […]
GAROOWE – Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyada Dowladda Puntland Cabdulaahi Siciid Carshe dhaqaaje ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaarada ahna Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cabdulaahi Shiikh Axmed . Munaasabad xil wareejinta oo ka dhacday xarunta cusub ee wasaaradda maaliyada magaalada Garowe waxaa kasoo qeybgalay masuuliyiinta xilalka la kala wareegay , Shaqaalaha Wasaaradda, Qaar […]
Waxaa si weyn ii xiiso gelinaya in aan idinku soo dhaweeyo website-ka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland, Soomaaliya. Website-ka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland waa daaqad cusub oo adduunku kala socon karo hawlaha Wasaaradda, kaas oo laga heli karo xog iyo macluumaad la xiriira dhaqaalaha iyo canshuuraha Puntland, Miisaaniyadda iyo xisaabxirka. Website-ka Wasaaradda Maaliyadda ee Puntland […]
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Puntland Mudane Cabdiqaadir Siciid Carshe oo ay wehliyaan Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan,Wasiir kuxigeenka dakhliga Maxamuud Jibriil Cateeye iyo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamuud Faarax Beeldaaje ayaa maan hor tagay Gollaha Wakiiladda Puntland si mas’uuliyiintaan loo siiyo Xasaanadda. Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Dhaqaaje ayaa […]
Kulan ay ku yeesheen magaalada Boosaaso Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ,Maamulka gobolka Bari,kan Boosaaso iyo ayaa waxa ay go’aan kaga gaareen Isticmaalka lacagta Shilling Soomaaliga. Kulanka oo socday saacado ayaa lagu go’aamiyey arrimo badan oo ay kamid yihiin lacagta la qaadan karo,sarifka lacagaha qalaad iyo arrimo kale oo isla lacagta ku saabsan. […]