Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Axmed Yaasiin Saalax iyo Wasiir kuxigeenka Dakhliga Mudane Maxamed Jibriil Caateeye ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso. Mudane Axmed Yaasiin Saalax oo uu weheliyo Mudane Maxamed Fibrin Caateeye ayaa kulan la qaatay Agaasimayaasha Cashuuraha,Furdada,Saraakiisha Cashuuraha,dekeda iyo qaar kamid ah shaqaalaha. Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland Mudane Axmed Yaasiin Saalax oo […]
Shirkan maanta ka qabsoomay Magaalada Garowe ee Xarunta Dowlada Puntland ayaa waxaa uu ahaa mid dhex Marayay Xubnaha Wasaradda Maaliyadda iyo Masuulka ugu sareeya Xafiiska Bankiga Adduunka uu ku leeyahay Dalka Somalia. Shirkan oo Mudo saacadaha soconayay ayaa waxaa diirada lagu saaray qodobo dhowr ah oo ku saabsan sidii loo hagaajin lahaa maamulka xisaabaadka lacagta […]
Xarunta madaxtooyada Garowe ayaa waxaa lagu dhaariyey Wasiir kuxigeenka dakhliga ee Wasaarada Maaliyada Puntland mudane Maxamed Jibriil Caateeye. Munaasabadda dhaarinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey, masuuliyiin ka tirsan Maxkamada sare ee dawlada Puntland iyo qaar kamid ah saraakiisha Madaxtooyada. Madaxweyne ku […]
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa kulan la yeeshay ganacsatada ku dhaqan Puntland gaar ahaana gobolka Bari,waxayna kawada hadleen xaalada abaarta iyo sarifka dollarka. Kulankan oo ka dhacay xarunta Rugta Ganacsiga iyo Wershadaha Puntland ayaa ,waxaa ka qeybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdirisaaq Maxamed Xasan,Xoghayaha guud ee Wasaaradda Axmed Jowle,Xisaabiyaha guud […]
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mutant Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed ayaa baaq u diray bulshada reer Puntland iney ka qeybqaataan gurmadka abaarta ka jirta deegaanada Puntland isla markaana la garab Istaago. Mudane Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa umadda Soomaaliyeed gaar ahaan umadda Puntland u rajeeyey in ilaahay uu ka saaro abaaraha iyo colaadaha uguna bedelo raxmaddiisa […]
Waxaa maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe shir looga hadlaayey diyaarinta Miisaaniyadda sanadka 2017. Shirkaan ayaa ,waxaa shir guddoominayey Wasiirka Maaliyadda Mudane Cabdullaahi Shiikh Axmed,waxaana ka qeybgalay Wasiir kuxigeenka Mudane Axmed Yaasiin Saalax,Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdirisaaq Maxamed Xasan,Xisaabiyaha guud ee dowladda Cabdirisaaq Siciid Nuur,Agaasimaha Waaxda Miisaaniyada Cabdisamad Cawad Surad. Shirka […]
Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland ayaa kulan Qado ah u sameeyay qaar ka mid ah Ergooyinkii ka so qayb-galay Doorashada Aqalka hoose,kuwaaos oo ka socday Gobalka Bari ee Puntland. Kullan oo ka dhacay Xarunta Hindo-raac ee Duleedka Magaalada Garowe,waxaa ka so qayb galaya Siyaasin,Waxgarad,Aqooyahan,Nabadoono ka socday Deeganadda Puntland oo idil,iyagoona wasiirka uga mahaceliyay Khadasharaftan u sameeyay. Sidoo […]
Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas ka badan afar boqol kuwaasoo kasoo barakacay deegaanka Qandala ee gobolka Bari. Qoysaskan ayaa kasoo cararay baqdin ay ka qabeen in magaalada Qandala uu dagaal ku dhaxmaro maleeshiyo Daacish iyo Ciidamada Puntland oo deegaanka ku wajahan. Deeqdan ay Wasaarada Maaliyadda Puntland gaarsiisay qoysaskan ayaa ka […]
Kulan ku saabsan dardargelinta Cashuuraha Gadista iyo kicinta Cashuuraha Daaraha kireysan ee Ganacsiga,Hay’adaha,NGO iyo Iskuulada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Kulanka oo ka dhacay Waxaada Cashuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa lagu Daahfuray Cashuurta Gadista iyo kicinta Cashuurta Daaraha kireysan. Waxaana kulanka kasoo qeybgalay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland […]
BOOSAASO – Tababarkan oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa loogu qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda. Tababarkan oo ku saabsan habka Maareynta Xogta Maaliyadda oo loo yaqaan Financial Management Information System (FMIS) nidaamkan oo ah barnaamuj Computerized ah kaasoo ka qayb qaadanaya Maamulida Maaliyadda dalka. Tababarkan ayaa,waxaa […]