Agaasime Guud Kuxigeenka Dakhliga W/Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay dakhliga[Sawirro]
GAROOWE – Agaasime guud Ku-xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlay dardargelinta dakhliga oo lagu qabtay Xarunta dhexe ee Dakhliga.
Kulanka waxaa ka soo qaybgalay Agaasimaha waaxda Cashuuraha Berriga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdulqaadir Liibaan Cismaan, Madax qaybeedyada iyo Shaqaalaha dakhkiga Wasaaradda.
Intii uu socday kulankan Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga ayaa madaxda iyo shaqaalihii kulankan ka qayb galay la wadaagay fulinta qorshayaasha Saddexda bilood ee soo socota iyo sidii loo samayn lahaa dardargalinta dakhliga xoogana la saaro Cashuuraha Beriga.
Kulanka Wax yaabaha kale ee looga hadlay waxaa ka mid ahaa in la samayn doono qiimayn ku aadan goobaha dakhliga iyo shaqooyinka socda ayna dhici doonaan isla xisaabtan dhanka shaqada ah.
Ugu dambayn Agaasimaha ayaa Madaxda iyo shaqaalaha Dakhliga uga mahad celiyey shaqooyinka ay dalka iyo dadkaba u hayaan balse laga sugaayo dakhligii dalka lagu hormarin lahaa.
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
























GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo muddooyinkii u dambeeyey kulamo joogto ah la lahaa qaybaha kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa maanta la kulmay Xafiiska Xisaabaadka guud.
Baahintii 
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Faarax Maxamuud oo ay weheliyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Mudane En Cabdulaahi Ismaaciil Maxamed
Baahintii 
GAROOWE – Agaasime guud ku-xigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi oo ay weheliyaan Xisaabiyaha gobalka Nugaal Mukhtar Cabdi Faarax, Maamulaha Cashuuraha beriga Sharma’ake Maxamed Warsame Iyo Mas’uuliyiin kale oo katirsan Wasaaradda ayaa kormeer ay ugu kuurgalaayaan habsami u socodka shaqada Ku tagey Kastamkada ku yaalla kantaroolada Magaalada Garowe.



















GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Maxamed Faarax Maxamuud ayna weheliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Maaliyadda Eng Cabdulaahi Ismaaciil Maxamed iyo Wasiirku xigeenka Dakhliga Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa shir gudoomiyay kulanka sadex biloodka ee waaxyaha Wasaradda oo maanta xogtooda ku soo bandhigeen waaxda Maamulka iyo Maaliyadda.
Baahintii 
GAROOWE- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland uuna weheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaradda Maaliyadda oo shir gudoomiyay shirka sadex biloodka ah ee waaxyaha Wasaradda waxaana maanta xogtooda
Baahintii 
GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
Baahintii 
GAROOWE – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey horumarinta dakhliga.


























GAROOWE – Wasaaraddaha Maaliyadda iyo Qorshaynta ayaa yeeshay Kulan ay kaga 



















BOOSAASO – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle oo howlo shaqo u jooga magaalada






































