Shir looga hadlay Xakameynta sarifka dollar-ka iyo Shilling Soomaaliga oo ka dhacay Garowe[Sawirro]

GAROOWE – Shirkan ay isugu yimaadeen Madaxda ugu saraysa Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Ganacsiga Bangiga Dawladda Puntland, xubno ka socda Bangiyadda ka howgalla Puntland sida Som Bank, Amal Bank,Dahabshiil Bank iyo shirkaddaha bixiyaha adeega lacagaha mobilka sida Golis iyo Somtel. Shirkan ayaa u jeedkiisu ahaa xakamaynta iyo hoos u dhigida sarifka lacagaha gaar ahaan dollarka iyo […]

Shirka mideynta Miisaaniyadaha dalka oo lagu qabtay Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Waxaa maanta xarunta Wasaarada Maaliyadda Dawladda Puntland ee magaalada Garoowe ka furmay shirka midaynta miisaaniyadaha dalka,  Shirkan oo u furmay Guddiga Midaynta Miisaaniyadda ayaa ugu horayn waxaa ka hadlay Agaasimaha Waaxda Miisaaniyadda Wasaarada Maaliyada Puntland Cabdisamad Cawad Cismaan wuxuuna faahfaahin ka bixiyey shaqooyinka ay Guddigani qaban doonaan mudada ay ku sugan yihiin magaalada […]

Xaflad Abaal-marin ah loo sameeyay Shaqaalaha Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Xafladdan ayaa ujeedkeedu ahaa abaal-marinta Shaqaalaha Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland, waxaana soo agaasimay Agaasinka Dakhliga W/Maaliyadda waxayna hadafkeedu ahaa sidii shaqaalaha Dakhliga loo gudoonsiin lahaa abaal-marino kala duwan oo ay ku muteysteen soo uruurinta dakhliga  iyo dadaalo dheeri ah oo ay ka sameeyeen goobahadooda shaqada iyo sidoo kale in ay si wanaagsan […]

Shir looga hadlay wax ka qabashadda sare u kaca ku yimid Sarifka lacagaha oo lagu qabtay Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Kulanka oo ay isugu yimaadeen Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Puntland Cabdullaahi Cabdi Xirsi, Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Puntland Cumar Xasan Fiqi,Guddoomiye kuxigeenka Bangiga ,Agaasimaha Guud ee Bangiga dhexe ee Puntland iyo mas’uuliyiin kale oo ay ku jiraan khuburo ku xeel dheer dhaqaalaha ayaa maanta ka dhacay xarunta Maaliyadda ee Garoowe. Ujeedada kulanka […]

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa maanta qabtay kulan muhiim ah oo diirada lugu saaray sidii wax looga qaban lahaa arrimaha sicir bararka iyo kor u kaca sarifka lacagta dollarka. Shirka ayaa waxaa kasoo qaybgalay mas’uuliyiinta Wasaaradda iyo khuburo aqoonyahan ah oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland. Dood […]

Shir looga hadlayay hubinta xogta Mashaariicda Bangiga Adduunka ka wado Puntland oo lagu qabtay Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Shirka bilaha ah ee ku aadan hubinta xogta mashaariicda Bangiga adduunka uu ka wado deegaanada Dawladda Puntland ayaa lagu qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ay ku leedahay magaalada Garoowe. Kulankan waxaa shir Guddoominayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi, waxaana kasoo qaybgalay Guddoomiyaha Hay’adda Hanti-dhawrka Puntland, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda, […]

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ku guuleysatay hirgelinta nidaamka Computerized ah [Sawirro]

BOOSAASO – Wasaaradda Maaliyadda ayaa ku guuleysatay in la hirgeliyo nidaam Computerized ah lagana guuro habkii gacanta. Nidaamkan waxaa kamid ah in Ganacsatada Cashuur bixiyaasha ah in ay si fidud ku bixiyaan cashuurta iyagoo helaya fariin qoraaleed (SMS) iyagoo jooga goobtooda shaqo isla markaana waxay ku bixinayaan Akoonka loo tilmaamay ee Wasaaradda. Bixinta Cashuurta kadib […]

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ku guuleysatay hirgelinta nidaamka Computerized ah [Sawirro]

BOOSAASO – Wasaaradda Maaliyadda ayaa ku guuleysatay in la hirgeliyo nidaam Computerized ah lagana guuro habkii gacanta. Nidaamkan waxaa kamid ah in Ganacsatada Cashuur bixiyaasha ah in ay si fidud ku bixiyaan cashuurta iyagoo helaya fariin qoraaleed (SMS) iyagoo jooga goobtooda shaqo isla markaana waxay ku bixinayaan Akoonka loo tilmaamay ee Wasaaradda. Bixinta Cashuurta kadib […]

(TOR) for Financial Specialist for Public Accounts Committee, Puntland House of Rep-resentatives

TORCOUNTRY: Puntland State of Somalia (PSS) NAME OF PROJECT: Somalia Domestic Revenue Mobilization and Public Financial Management Capacity Strengthening Project – Phase II PROJECT ID: P151492 Grant No.: TF-A0388Assignment Title: Terms of Reference (TOR) for Financial Specialist for Public Accounts Committee, Puntland House of Rep-resentatives No.: SO-MOF-PL-106429-CS-INDVPlace of assignment: Garowe, Puntland, Somalia 1. BackgroundThe members of the Public Accounts Committee of […]

Barnaamujka Tayeynta Shaqaalaha (CIPFA Education Training Program).

Martisoor Garowe: Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Maaliyadda , ayaa wuxuu ka dhacay Magaalada Garowe 30-July-2020, Ujeedka kulan oo ahaa sidii loo eegi lahaa habka ay waxbarashada iyo tababarka shaqaale u socoto, isla markaana loo dhiiri geliyo shaqaale tiradoodu dhan tahay 65 arday oo ka tirsanMaaliyadda, Bankiga Dowlada, Hantidhowrka Guud, Xafiiska Xisaabiyaha guud […]