19A5579D-CFE2-4F3C-9CA7-C90CE50E893F.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Booqday Xarunta W/Maaliyadda iyo Xarumaha kale ee dowladda ee degmada Badhan[Sawirro]

BADHAN – Waftigii uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi  ayaa booqday goobo ay ka mid yihiin garoonka diyaaradaha, Bangiga  Dawladda, Xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo xerasa Ciidamada ee degmada Badhan. Mas’uuliyiinta Wasaaradda  Maaliyadda ee Kastamka garoonka diyaaradaha ee degmada Badhan ayaa Wasiirka xog dheeri ah ka siiyay habsami usocodka shaqada. Wasiirka ayaa sidoo kale booqday […]

55980ADE-330C-46B1-BE60-7851CD443268.jpg

Shirka Qiimaynta Xogta Maamul Maaliyadeedka ee dowladaha hoose oo lagu qabtay Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Waxaa  maanta ka furmay Garoowe shir lagu qiimaynayo xogta Maamul Maaliyeed ee Dawladdaha hoose ee degmooyinka Puntland. Shirka maanta ka  furmay xarunta dhexe ee  Maaliyadda Puntland waxaa kasoo qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaraddaha Maaliyada iyo Arimaha gudaha, xubno ka socday degmooyinka iyo qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka Puntland, Khuburo ka tirsan Hay’adda UNCDF oo kulanka fududeysay, […]

B37DFF9F-356B-48EE-94DF-2D4767933C72.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka hadlay Dooni dhawaan ka degtay ganacsato Puntland ah

BOOSAASO – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa ka hadlay dooni dhowaan ku degtay dalka Caman una rarnayd ganacsato reer puntland ah. Xasan Shire Cabdi Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in Dawladda Puntland murugada la qaybsanayso ganacsatadii dhowaan hantidooda ku waayay doonidii degtay. “Waxaan murugada la qaybsanaynaa ganacsatadii reer Puntland ee hantidooda ku […]

2302D584-1270-4E56-A9A1-E6231C29050C.jpg

Madaxda W/Maaliyadda oo Shahaado sharaf siiyay Shaqaalaha ugu dadaalka badan Dekeda Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda baaritaan dheer kadib waxa ay shaaciyeen shaqaalaha ugu dadaalka badan dhanka shaqada ee ka hawl gala Dekeda Boosaaso. Shaqaalahan ayaa lagu casumay kulan si loo gudoonsiiyo shahaado sharaf taasi oo u noqon doonta dhiirigalin iyo in ay shaqaalaha kale ku daydaan shaqo wanaagooda. Maamulaha Furdooyinka Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in […]

0F91E061-EAF8-4774-8A9C-55AB9EE84DC5.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Shahaado sharaf gudoonsiiyay Shirkadaha la shaqeeya W/Maaliyadda[Sawirro]

BOOSAASO –  Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyay shirkadaha  wada shaqaynta dhow la leh Wasaaradda Maaliyadda  Shirkadahan mas’uuliyiin ka socda ayaa lagu casumay kulan ka dhacay Hotel Jaabir Place waxana ka mid ahaa Tawfiiq, Barwaaqo, Sharmaarke, Muwaafiq iyo Golis. Maamulaha Furdooyinka Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa soo qaban qaabiyay kulankan iyo soo […]

365599C7-C9B5-4827-A39E-FACA5677F711.jpg

Wasiir dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Airporka Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cismaan ayaa kormeer shaqo ku tegay xarumaha Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso. Wasiirka waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay Maareeyaha Garoonka Axmed Maxamuud Xaaji,ku xigeenkiisa Cabdixamiir Yuusuf, Taliyaha laanta socdaalka G/dhexe Cabdinuur Maxamed Jaansaar iyo Maamulaha kastamka Cashuuraha Garoonka C/salaan Maxamuud. Wasiirka […]

8435EE9F-D4E8-4057-BB93-EEA07CE7F282.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagey Bangiga Boosaaso iyo xarumo kale[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo hawlo shaqo u jooga magaalada Boosaaso ayaa kormeer shaqo ku tegay goobo ay kamid yihiin Bangiga Dawladda, Dekedda Boosaaso iyo Laanta ilaalinta Cashuuraha gobolka Bari. Mudane Xasan Shire Cabdi , Wasiirka Maaliyadda ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta Bangiga Dawladda ee uu hormuud ka u […]

E6511605-FA5C-414F-9BC8-B3AFAF475DB9.jpg

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo la kulmay Wadti ka socday Bangiga Adduunka[Sawirro]

GAROOWE – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa magaalada Garoowe ku qaabishay wafti ka socda Bankiga aduunka gaar ahaan Mashaariicda PFM iyo DRM oo Wasaaradda ka caawiya kor u qaadista dakhliga, hagaajinta nidaamka, casriyeynta shaqada iyo tababarida shaqaalaha. Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaarada Maaliyadda Puntland ee Garoowe, waxaa shir gudoominayay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda,Mudane Maxamed Cabdulqaadir, […]

0ECB7DC7-081F-4CF7-9C37-1380D13757B8.jpg

Wasiirada Maaliyadda, Dekedaha iyo Kalluumeysiga Puntland oo kawada hadlay dardargelinta Dakhliga[Sawirro]

BOOSAASO – Xarunta Wasaaradda Maaliyaddu ku  leedahay magaalada Boosaaso waxa kulan ku yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha Maaliyadda, Dekedaha iyo Kaluumaysiga Puntland. Shirkan waxaa ka soo qaybgalay Wasiirka Maaliyadda ,Wasiirka Dekedaha, Wasiirka Kaluumaysiga, Wasiir kuxigeenka Dekedaha qaybo ka mid ah Agaasimayaasha sadexda Wasaaradood,  Taliyaha Dekeda Boosaaso iyo Taliyaha guud ee ilaalada Cashuuraha Puntland. Kulanka waxaa shir Gudoominaayay Wasiirka Wasaaradda […]

8F6A9E52-BF0C-42F6-839F-75497294C75D.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi oo kormeer shaqo ku tagay Dekedda Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Kormeerkan shaqo ayaa ahaa ogaanshaha shaqada ay hayaan shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee ku hawlan cashuurista badeecooyinka ka soo degada Dekedda weyn ee magaalada Boosaaso. Xasan Shire Cabdi , Wasiirka Maaliyadda waxaa kormeerkan shaqo ku weheliyay mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen Maamulaha furdooyinka, Taliyaha Ciidamada Dekeda iyo madax kale oo ka tirsan Wasaaradda […]