A32AA201-B04C-4C49-AFA1-F68864B21068.jpg

Puntland oo martigelisay Shir looga hadlay Hannaanka Maaliyadda dalka[Sawirro]

GAROOWE – Magaalada Garoowe ee caasimada Dowladda Puntland waxaa lagu qabtay shir looga hadlaayay hannaanka Maaliyadda dalka. Shirkan waxaa ka soo qaybgalay Xildhibaano ka tirsan Aqalka sare, madaxda Maaliyadda Dawladda Federaalla iyo madaxda Maaliyadda Dawladdaha xubnaha ka Dawladda Federaalka Soomaaliya. Shirkan looga hadlaayay hannaanka Maaliyadda dalka waxaa marti galisay Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed. Wasiirka Maaliyadda […]

DA588797-E42E-4628-A03A-DB3DC77E88F8.jpg

Wafti ka socda Dowladda Puntland oo gaaray dalka Itoobiya[Sawirro]

ADDIS ABBA – Magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya waxaa gaaray wafti ballaaran oo ka socday Dowladda Puntland. Waftigan waxaa kamid ahaa Wasiirka Ganacsiga Puntland, Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland. Madaxda Puntland ee gaaray Itoobiya ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Oromiya soo dhaweynta ballaaran ay u sameeyeen. Shir ay wada yeesheen Madaxda […]

9A27ADE9-36A0-4D04-9AF8-897C6A00AEB6.jpg

Agaasime Kuxigeenka Guud ee Maamulka W/Maaliyadda oo kormeer shaqo ku tagey Gaalkacyo[Sawirro]

GAALKACYO – Agaasime Kuxigeenka Guud Maamulka Wasaaradda Maaliyadda ee dowladda Puntland Keenadiid Cali Jaamac ayaa maanta kormeer howleed ku tagey xarunta  Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo. Agaasimaha waxaa halkaasi kusoo dhaweeyey,Xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Mudug Ismaciil C/nuur Geesey, waxana xisaabiyahu xog ka bixiyay habsami u socodka shaqada Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Mudug. […]

FC24629F-E65F-4652-AC50-6ABBC67CDF92.jpg

Diiwaan-gelinta iyo Bixinta Kaararka aqoonsiga Shaqaalaha Maaliyadda oo ka socota Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ku hawal lanaa diiwaan-galinta iyo bixinta kaarka aqoonsiga shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda. Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa safar shaqo oo ku aadan bixinta kaarka shaqaalaha ku tegay Agaasime kuxigeenka  Maamulka Keenadiid Cali Jaamac.  Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka Bari ayaa loo qaybiyay kaarka aqoonsiga oo ay […]

E7561C0C-11AD-4C58-A488-B755B432AE48.jpg

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dangoroyo [Sawirro]

DANGOROYO – Madaxwaynha Dawladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdulaahi Deni iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay degmada Dangoroyo oo ka tirsan gobolka Nugaal. Madaxweyne Deni waxaa boqashadan ku weheliyay Xubno ka tirsan labada gole ee  Dawladda, Siyaasiyiin iyo qaybo kamid ah Saraakiisha laamaha amniga Dawladda Puntland. Madaxweynaha Puntland , waxaa kusoo dhoweeyay […]

7617B6D1-DFB7-4FF7-9D3A-491C06DB84D0.jpg

Wasiirka Maaliyadda oo dhagax dhigay Bangiga iyo Xarunta W/Maaliyadda ee Dhahar[Sawirro]

DHAHAR – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa degmada Dhahar ka dhagax dhigay Laanta Bangiga Dhahar iyo xarunta Wasaaradda Maaliyadda. Wasiirka Maaliyadda waxaa xarumahan la dhagax dhay Wasiirka Arimaha gudaha, iyo Xubno katirsan Golaha Baarlamaanka Puntland. Xasan Shire Cabdi Wasiirka Maaliyadda ayaa halkaasi hadal kooban ka soo jeediyay kuna aadan dhismaha Bangiga […]

AD56DF03-BA33-4DC0-8297-160933860C54.jpg

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni oo xariga ka jaray Xerada Xorgoble ee Qardho[Sawirro]

QARDHO – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Dr Siciid Cabdullaahi  Deni ayaa xariga ka jaray Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Xorgoble ee degmada Qardho. Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidamada halkaasi  tababarka ku qaadan doona. Mudane Siciid  Cabdulaahi Deni Madaxwaynaha Dawladda puntland iyo waftigii uu hoggaaminaayay ayaa ka qeybgalay Xafladda Xarig Jarka Dugsigan Ciidamada lagu tababarayo […]

9B9340F6-D0B4-4463-B982-49E86A4234DC.jpg

Madaxweynaha Puntland iyo Wafti uu hoggaaminayay oo gaaray Qardho[Sawirro]

QARDHO – Madaxwaynaha Dawladda puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni iyo wafti uu hoggaaminayi ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Soo dhowaynta waftiga Madaxwaynaha waxaa ka qaybgalay Maamulka gobolka kan degmada Issimo,Siyaasiyiin, Nabadoono iyo Bulshada rayadka ah qaybaheeda kala duwan. Wafiga Madaxwaynaha waxaa kamid ahaa Xubnaha golaha Wasiirada qaybo kamid […]