Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa kulan la qaatay madaxda iyo Saraakiisha Ciidamada Badda Puntland ee PMPF. Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee booqashada ku tagey Xerada Ciidamada PMPF ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Maaliyadda,Wasiir  kuxigeenka Maaliyadda,Xisaabiyaha Guud ee Dawladda,Agaasimaha guud ee Wasaaradda,iyo Agaasime guud kuxigeenka Dakhliga. Xerada Ciidamada PMPF waxaa Masuuliyiintan Wasaaradda Maaliyadda ku soo […]
Wasiirku Xigeenka Maaliyadda Dawladda Federaalka Soomaaliya , Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Dawladda iyo Wasiirku Xigeenka Arimaha Gudaha Puntland ayaa xariga ka jaray xarunta dhismaha cusub ee Dawladda Hoose ee degmada Gaalkacyo. Dhismahan dhaqaalaha ku baxay ayaa waxa bixiyey Bangiga Adduunka oo soo mariyey Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya . Mashruucaan ayaa ah mid mid lagu […]
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa ka hadlay xukunkii lagu riday Sarkaal ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland. Xasan Shire Cabdi ,Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegay xukunka lagu riday Sarkaalkan ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda in uu jawaab u yaahay qof kasta oo shaqaalaha Dawladda ah oo Hanti lunsasho iyo isticmaalka waraaqo been […]
Maxkamadda Darajada 1Aad ee Golbolka Barri ayaa xukun ku riday Sarkaal ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland oo lagu eedeeyay Hanti lunsasho iyo adeegsi warqado been abuur ah. Cawaale Maxamuud Shiikh kana mid ahaa Saraakiisha Wasaaradda Maaliyadda qeybta dakhliga ee degmada Carmo 26 sano jir ah ayaa horay Ciidamada Boolisku uga soo qabteen magaalada Carmo […]
Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee gobolka Karlaar ayaa maanta bilaabay degmada Qardho ololaha Cashuuraha Gaadiidka. Ololahan ayaa ahaa mid si guud uga bilowday Gobolada Puntland .taasoo uu horay u shaaciyay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire. Ololaha Cashuurta Gaadiidka ee degmada Qardho ayaa waxaa hoggaaminayay Xisaabiyaha Gobolka Cabdirisaaq Cali Cartan, Maamulaha Cashuuraha Cabdirisaaq islaan […]
Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa loo qabtay Tababar ku aadan ololaha dakhliga iyo kalsooni galinta shacabka Puntland. Tababarkan ayaa loo qabtay shaqaalaha ka howlgala xafiisyada kala duwan ee Wasaaradda Maaliyaddu ay ku leedahay magaalada Boosaaso. Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee loo qabtay tababarkan ayaa tiradoodu kor u dhaaftat labaatan,waxana lagu qabtay Hoolka shirarka Wasaaraddu ku leedahay […]
Madaxda iyo Ciidamada ilaalinta Cashuuraha Wasaaradda Maaliyadda Gobolka Barri ayaa si wadajir ah u bilaabay ololaha Cashuuraha Gaadiidka noocyadiisa kala duwan. Ciidamada ilaalinta Cashuuraha ayaa ku guulaystay in ay soo qabteen Gaadiidka aan Cashuurnayn ee socday wadooyinka magaalada Boosaaso. Ololahan Cashuuraha Gaadiidka waxaa hoggaaminayay Maamulaha Cashuuraha gobolka Bari Maxamed Cabdale Waabari iyo Taliyaha Ciidamada ilaalinta […]
Wasiirka Waaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa booqday Bangiga Dawladda Puntland ee Boosaaso. Boqashadan Wasiirka waxaa ku weheliyay Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cumar Xasan Fiqi, Xisaabiyaha Guud ee Dawladda C/risaaq Siciid Nuur,Agaasime Guud ku xigeenka Dakhaliga Xasan Cali Samatar iyo masuuliyiin kale Wasiirka iyo Waftiga uu Hogaaminaayay waxaa Bangiga ku […]
Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa u digay Gaadiidlayda aan Cashuurta bixin. Shir jaraa’if oo uu ku qabtay xarunta Cashuuraha Berriga magaalada Boosaaso ayaa Wasiirku Xigeenka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi waxa uu kaga hadlay bilaabashada Cashuuraha Gaadiidka. Wasiirku Xigeenka Maaliyadda ayaa Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa Gaadiidlayda […]
Agaasimaha Furdooyinka iyo Maamule ku xigeenka Kastamka Dekeda Boosaaso ayaa ka hadlay hirgelinta Foomka Cadaynta Alaabada soo degta. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa dhowaan shaaciyay hirgalinta FOOMKA CADAYNTA ALAABADA kaas oo loogu talagalay in ay adeegsadaan ganacsatada. Agaasimaha Furdooyinka Siciid Axmed Fagaase, Maamule ku xigeenka Kastamka Dekeda Boosaaso Cabdi Ducaale […]