Wasiir Kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Shir Guddoomiyay Kulanka Horumarinta Waaxyaha Dakhliga Wasaaradda[Sawirro]
GAROOWE – Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Maxamed Bulxan ayaa shir gudoomiyey kulanka horumarinta waaxyaha dakhliga Wasaaradda Maaliyadda.
Shirarkan waxaa ka soo qayb galay Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, Agaasimayaasha waaxyaha dakhliga iyo Madax qaybeedyada.
Kulankan ayaa looga hadlay shaqooyinkii Dakhliga ee Wasaaradda uqabsomay sanadii 2024- iyo Qoshayaasha 2025 Iyadoo laga duulaayo dardargalinta Dalkhliga iyo horumarinta goobaha adeega Dakhli bixinta laguna gaar siin doono hanaan casri si bulshadda loogu fududeeyo bixinta cashuuraha ku waajibay.
Ugu dambayn Wasiirku xigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Bulxan ayaa bogaadiyey qorshayaasha horumarinta leh ee halkaasi lagu soo badhigay waxana uu kula dardaarmay Agaasimayaasha waaxyaha in si wadajir ah looga shaqeeyo dardargalinta dakhliga
Baahintii
Xafiiska Wacyi-gelinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland




















GAROOWE – Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa Baraha Kantaroolada ku war gelisay in laga daayey Cashuurta( Enter) Soogelida Gaadiidka DDS Itoobiya ka imaanaya ee shixnadaha gacansi ka qaada


GAROOWE – Madaxa Cashuuraha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Axmed Khaalid Maxamed ayaa maanta tababar u furay Ciidanka ilaalada Wadoooyinka ee Taraafikada.

























GAROOWE – Kuxigeenka Agaasimaha guud ee Maamulka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland
Baahintii 
GAROOWE – Wasiirka Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Mudane Eng Cabdullaahi Ismaaciil Maxamed ayaa kulan la qaatay Guddiga Dib u saxida shaqaalaha Dowladda Puntland.
Baahintii 
BOOSAASO – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga Dowladda Puntland laanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.































EYL – Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo safar shaqo ku tagay degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa dhagax dhigay dhismaha










































GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maaliyada Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jowle ayaa maanta gugdoomiyey shir ay qayb kawada ahaayeen Wasaaradda Maaliyada, Bangiga Dawladda, Bangiyada gaarka loo leeyahay Iyo Shirkadda PITECH kaas oo looga hadlay sidii bangiyadu u fududayn lahaayeen






















GAROOWE – Wasaaradaha Maaliyadda iyo Hawlaha Guud iyo Guryeynta ayaa yeeshay kulan lagu horumarinaayo cashuuraha Gaadiidka Gobolada Dowladda Puntland, kulanka ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee Wasaarada Maaliyadda.

























GAROOWE – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Eng Cabdulaahi Ismaaciil Maxamed ayaa shir guddoomiyey kulanka bilaha ah ee shaqada Wasaaradda.




















