Agaasime Kuxigeenka Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo kulan la yeeshay Madaxda Dakhliga ee Wasaaradda[Sawirro]

GAROOWE – Agaasime Kuxigeenka Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa kulan la yeeshay Madaxda Dakhliga ee Wasaaradda. Shirka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Agaasimayaasha Waaxyaha Dakhliga iyo Madax-qeybeedyada Dakhliga oo ay ka mid yihiin Cashuuraha Berriga, Furdooyinka iyo Deeqaha Dibadda. Kulankan ayaa intii u socday waxaa looga dooday sida […]