GAROOWE – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Axmed Jaamac Jawle ayaa shir Guddoomeyey kulanka todobaadle ah ee Agaasimayaasha Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Kulanka ayaa ku aadanaa fulinta qorshayaasha Wasaaradda Maaliyadda waxyaabihii u qabsoomay shaqooyinka u qabsomi waayay iyo qorshaynta arrimaha dakhli iyo maamul ee hor yaal. Kulankan ayaa ah todobaadle waana mid warbixino […]
GAROOWE – Agaasime Kuxigeenka Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cabdulqaadir Axmed Xaashi ayaa kulan la yeeshay Madaxda Dakhliga ee Wasaaradda. Shirka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Agaasimayaasha Waaxyaha Dakhliga iyo Madax-qeybeedyada Dakhliga oo ay ka mid yihiin Cashuuraha Berriga, Furdooyinka iyo Deeqaha Dibadda. Kulankan ayaa intii u socday waxaa looga dooday sida […]
GAROOWE- Madaxda Wasaaradaha Maaliyadda iyo Qorsheynta ayaa yeshay kulan looga hadlay dar-dar gelinta dakhliga.Kulan waxaa ka qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jawle, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Kuxigenada agasimah guud ee Maaliyadda, Madax ka socta UN iyo NGOada.Kulankan ayaa loga wada hadlay Canshuuraha lagu leeyahay shirkadaha qandarasyada ee ay UN […]
GAROOWE- Madaxda Wasaaradaha Maaliyadda iyo Qorsheynta ayaa yeshay kulan looga hadlay dar-dar gelinta dakhliga.Kulan waxaa ka qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jawle, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Kuxigenada agasimah guud ee Maaliyadda, Madax ka socta UN iyo NGOada.Kulankan ayaa loga wada hadlay Canshuuraha lagu leeyahay shirkadaha qandarasyada ee ay UN […]
GAROOWE – Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa dadaal dheer ku bixiyey dib dhiska, casriyeynta iyo dayactir ka xarumaha Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland. Waxaa Maanta Madaxweynaha Dowladda Puntland xariga ka jaray Xarunta Dhakhliga Wasaaradda Maaliyadda iyo Ballaarinta iyo casriyeynta Xarunta dhexe ee Wasaaradda. Waxaa sidoo […]
· DUBAI-dalka Isutaga Emaraatka Carabta waxaa aqoon kororsi la xiriira nidaamka fududaynta badeecadaha ku tagay Saraakiil ka tirsan waaxda furdooyinka Dowladda Puntland.Saraakiishan waxaa hoggaaminaayey Maamulaha furdadda Boosaaso Mudane Maxamed Yusuf Maxamed, safarka ayaa u jeedkiisu ahaa sidii labada kastam ee Emaraatka iyo F,urdadda Bossaso ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ay isku dhaafsiisan lahaayeen aqoon kororsi la xiriira […]
Xaflada xilwareejinta waxaa ka soo qayb galay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda, Gudiga xilwareejinta, oo uu hogaqminayo xeer ilaaayaha guud ee Dowladda, Xubno ka tirsan golaha Wasiirada, golaha Baarlaamka iyo marti sharaf kale oo lagu casumay.Dr Maxamed Cabdi Cilmi Agaasimihii hore ayaa xilka ku wareejiyey Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Axmed Jaamac Jawle.Cumar Saalax Aadan Xisaabiyihii […]
BOOSAASO-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Wasiirku xigeenka Maaliyadda Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa ka qayb-galay Xuska Maalinta furdooyinka Aduunka oo lagu qabtay magalada Boosaaso. Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qaybgalay Qaar ka mid ah Golaha Xukuumadda, Maamulka Gobolka, kan Degmada Boosaaso, Taliska Booliiska, Agaasimaha Furdooyinka Puntland, Maamulaha Furdada Boosaaso Ganacsato iyo mas’uuliyiin […]