978EEEFA-D067-4A44-AD00-E87FD9F1D396.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo dib ugu soo noqday Garoowe kaddib shirkii Kismaayo[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo oo ka tirsan Wasaaradda ayaa caasimada Puntland ee Garoowe dib ugu soo laabtay. Dhowaan ayay ahayd markii ay ka qaybgaleen Shire looga hadlaayay arimaha dayna cafinta dalka kaasi oo ka dhacay magaalada Kismaayo. Shirkan waxaa ka soo qaybgalay Madaxda Maaliyadda […]

97F37C75-72EE-4CC9-8D87-46E85A214208.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Safar shaqo ugu ambabaxay Kismaayo

GAROOWE – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ababaxay magaalada Kismaayo. Safarkan shaqo ee  ku wajahan Kismaayo ayaa salka ku haya ka qaybgalka shir looga hadlaayo Dayn cafinta Soomaaliya ,waxana ka qaybgalaya madxda Dawladda Federaalka iyo Madaxda Dawladdaha Xubnaha ka ah. Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta […]

C48CCEB8-CFC7-4B9D-A6AD-C7E31593248E.jpg

Agaasime Kuxigeenka Furdooyinka oo kormeer shaqo ku tagay Airporka Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO – Agaasime kuxigeenka Furdooyinka Cali Siciid Ciise iyo Kormeeraha gobolada Bari iyo Gardafuu Qaasim Maxamed ayaa saaka booqasho ku tegay kastamka  Wasaaradda  Maaliyadda Airporka magaalada Boosaaso. Kormeerkan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii wax looga ogaan lahaa hannaanka shaqo ee Kastamka iyo dhanka dakhliga kor loogu qaadi lahaa. Maamulaha kastam Aiporka Cabdisalaam Axmed Yusuf oo uu weheliyo  Maamule kuxgeenkiisa […]

5CFEECC5-2727-4CAB-85F1-7EA083754078.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Dekeda Boosaaso[Sawirro]

BOOSAASO  – Dekeda Boosaaso ayaa ah mid mashuul ah ka dib markii Wasaaradda Maaliyadda Puntland ay Ganacsatada u qabatay adeegyo kala duwan oo ku aadan fududaynta shixnadohooda ganacsi. Doonyaha iyo maraakiibta ayaa wada shixnado kala duwan kuwaasi oo ay ka keeneen wadamada ay Puntland xiirka ganacsi la leedahay. Maamulaha furdooyinka Maxamed Yuusuf oo kormeer shaqo ku […]

1F230F00-0C81-464E-A9B3-7919DE877A4A.jpg

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo ka qaybgalagay Shirka Madasha Dhaqaalaha dalka[Sawirro]

MUQDISHO –  Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi ayaa ka qaybgalay shirka madasha dhaqaalaha dalka oo ka dhacay Muqdisho. Shirkan ayaa ah kii sadexaad oo noociisa ah waxaana hogaaminayay Dr Cali Ciise Cabdi oo ah khabiir dhinaca dhaqaalaha ah. Madasha waxaa ka soo qaybgalay Madaxda Dawladda Federalka iyo madaxda Dawladdaha Xubnaha ka ah […]

0C34A888-8DA0-4D9D-87D2-924165406192.jpg

Agaasime Kuxigeenka Furdooyinka oo kormeer shaqo ku tagay Kastamka Kantaroolka Bosaso[Sawirro]

BOOSAASO – Agaasime ku xigeenka Furdooyinka Cali Siciid Ciise iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ayaa kormeer shaqo ku tegay Kastamka Kantaroolka Boosaaso. Kormeerkan ayaa qayb ka ahaa dardar galinta iyo kor u qaadia dakhliga ,waxana uu Agaasime kuxigeenka Furdooyinka xog dheeraad ah ka siiyay habka shaqadu u socoto Maamulaha Kastamka Kantaroolka Axmed […]

85553940-4578-44D6-A976-3D0CD1460041.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka hadlay shirar uu kaga qaybgalay dalka dibadiisa[Video]

GAROOWE – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo shalay dib ugu soo laabtay Puntland ayaa ka hadlay Shirarkii ay ka qayb galeen dalka dibadiisa. Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha Puntland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya. …”” Puntland waa hooyada Federaalka Soomaaliya dadka aaminsan in Dawladda Puntland kasoo horjeedo […]

1FFE1372-801F-4FD7-B2A4-1923A345381A.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Wafti uu hoggaaminayo oo soo gaaray Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Wasiirka Maaliyadda waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe Gen Maxamed Abshir kusoo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland.   Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

8371F90C-AFA7-43BA-A87C-A55B61973365.jpg

Wasiirka Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Airporka Gaalkacyo[Sawirro]

GAALKACYO – Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Dawladda Puntland ahna siihayaha xilka Wasiirka Mudane Eng Cumar Xasan Fiqi ayaa kormeer shaqo ku tegay garoonka diyaaradaha Cabdulaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo. Boqashadan ayaa qayb ka ahayd ogaanshaha habka ay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee goobaha dakhlilgu u wadaan shaqadooda. Kormeerkan Wasiirka waxaa ku weheliyay Xisaabiyaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda […]