827AD55E-1E93-4337-B155-9C7D8ADF5B1A.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Wafti uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Itoobiya[Sawirro]

GAROOWE – Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Itoobiya gaar ahaan caasimadiisa Addis Ababa. Safarkan shaqo Wasiirka waxaa ku weheliyay Wasiir dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Faysal Cabdulaahi iyo mas’uuliyiin kale. Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa dalka Itoobiya gaar ahaan caasimada Addis […]

0CC9B6C3-0D15-404B-9B5F-396172870048.jpg

Shir looga hadlay Cashuurta Shaqaalaha Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ah oo lagu qabtay Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo qaybo kamid ah Agaasimayaasha Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka qaybgalay shir looga hadlaayay Cashuurta shaqaalaha Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah. Shirkan ayaa lagu qabtay Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga Puntland, waxana si wadajir ah usoo qaban qaabiyay Labada Wasaaradood,waxana kasoo qaybgalay Wasiirka Qorshaynta Cabdiqafaar […]

277D36A1-A1FC-424A-AA8E-743D52C5B43D.jpg

Ololaha Cashuurta oo si dardar leh uga socda degmada Carmo[Sawirro]

Waxaa Magaalada Carmo si habsami leh uga socda ollole cashuur ururin ah taasoo magaalada dhexdeeda laga qabqabanayo Gadiidka la dhuunta cashuurta wada Marista. Maamulka ,shaqaalaha iyo Ciidanka ilaallada Cashuuraha Wasaaradda Maaliyadda  ee xarunta C/Berriga Degmada Carmo aya wada ollole ah inaan gadiid cashuur lagu leeyahay aanu magaalada Carmo ee gobolka Bari. Maamulaha C/Berriga Degmada Carmo […]

DFF0291E-14D5-4164-8FB8-FE43B505E99B.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi oo Shir Guddoomiyay Kulan looga hadlay Dakhliga[Sawirro]

GAROOWE – Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Garoowe waxaa kulan ku yeeshay Madaxda Wasaaradaha Maaliyadda, Dekedaha iyo Kalluumeysiga Puntland, waxaana shir gudoominaayay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi. Shirkan ayaa ahaa mid looga hadlay kobcinta dakhliga Dawladda kasoo gala Kalluumeysiga iyo doorka saddex Wasaaradood ka qaadan karaan aydoo lagu jiro xiligii ay bilaaban jireen shaqooyinka […]

26734C85-EF9C-45E9-B18A-7F8E9B5CD4CD.jpg

Wasiir kuxigeenka Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Wafti uu hoggaaminayo Wasiir kuxigeenka dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Yaasiin Darmaan ayaa kormeer shaqo ku tegay Garoonka Diyaaraha Gen Maxamed Abshir ee Garoowe. Kormeerkan shaqo Wasiirka waxaa ku weheliyay ku Xigeenka Agaasimaha guud ee Dakhliga Abshir Maxamed Abshir,Agaasimaha Furdooyonka Siciid Axmed Fagaase iyo Maamulaha Kastamka Gobolka Nugaal Cabdulqaadir Maxamed Bare. Madaxda Wasaaradda […]

19FA651F-521A-4E49-B8AE-675F42DF75DA.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe[Sawirro]

GAROOWE – Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland waxaa maanta soo gaaray Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo muddo kooban ka maqnaa Puntland. Garoonka Diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir waxaa Wasiirka kusoo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Puntland iyo Madaxda Wasaaradda Maaliyadda oo uu hoggaaminaayay Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Mudane Cumar Xasan Fiqi. Wasiirka […]

5584BF0B-CE79-4B09-868C-A6EEAFA10E02.jpg

Tababar ku Saabsan Sharciyadda oo loo qabtay Shaqaalaha Waaxyaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland[Sawirro]

GAROOWE – Xarunta Wasaaradda Maaliyaddu ku leedahay magalaada Garoowe ayaa lagu qabtay tababar ku aadan dhanka shirciyada, waxaana loo qabtay shaqaalaha waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Tababarkan waxaa daahfuray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Faysal Cabdullahi Warsame, waxana kasoo qaybgalay Agaasime ku xigeenka Maamulka Keenadiid Cali jaamac iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda […]

97BD9281-397E-417A-8FE0-447213FD44CA.jpg

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo gaaray magaaladda Qardho[Sawirro]

QARDHO – Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Dawladda Puntland ahna siihayaha xilka Wasiirka Mudane Cumar Xasan Fiqi iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar. Wasiir kuxigeenka Maaliyadda waxaa degmada Qardho kusoo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda qaybta gobolka Karkaar. Mudane Eng. Cumar Xasan Fiqi ayaa booqaday Garoonka Diyaaradaha degmada Qardho Eng Abshir […]

247E86C6-4F01-408B-94EE-FB8E1FFD31EE.jpg

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo ka hadlay Doonyo degay oo ay lahaayeen Ganacsato Puntland ah[Sawirro]

BOOSAASO – Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Eng Cumar Xasan Fiqi oo la hadalay Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaardda Maaliyadda ayaa ka hadlay doonyo degay oo shixnad uwaday ganacsatada reer Puntland. Mudane Eng. Cumar Xasan Fiqi Wasiir kuxigeenka Maaliyadda ahna siihayaha xilka Wasiirka ayaa sheegay in Dawladda Puntland muragada la wadaagayso Ganacsatada reer Puntland iyo […]

3CC79535-D1D2-40C1-85AD-7F61E4717BE5.jpg

Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo Kormeer shaqo ku tagay Dekeda Boosaaso[Sawirro]

BOOAASO – Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Cumar Xasan Fiqi oo ay weheliyaan Maamulaha iyo Maamule ku xigeenka Furdooyinka ayaa kormeer shaqo ku tegay Dekeda Boosaaso xili ay halkaasi ka socdeen dajinta badeecooyinka ay wadaan doonyaha iyo maraakiibtu. Eng. Cumar Xasan Fiqi Wasiirku Xigeenka Maaliyadda ahna sii-haya xilka Wasiirka intii uu kugu guda jiray kormeerkan […]