BCCB261D-E98C-4371-8261-9A9A6E1EE1C0.jpg

Madaxda W/Maaliyadda Puntland iyo Bangiga Adduunka oo kulan kale ku yeeshay Garoowe(Sawirro)

Maanta oo taariikhdu tahay Abril 2 2019 waxaa kormeer ku maray Wufuud ka socotay Bangiga adduunka oo ay hoggaaminaysay haweeneyda u qaabisan Mashaariicda Dowladdaha Bariga Africa Nicola Smithers (Nicola Smithers, World Bank Practice Manager for Governance Global Practice , East Africa). Xarumaha ay booqatay waxaa kamid ah Wasaaradda Waxbarashada oo Bankiga Aduunku ka caawiyo Kabista […]

11157FB9-2AE8-415F-BA73-A6C088B4728E.jpg

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Wafti ka socday Bangiga Adduunka(Sawirro)

Wafdi ka socda Bangiga Adduunka ayaa maanta soo gaaray magaaladda Garowe caasimada Puntland. Waftigan waxaa hoggaaminaysay Madaxa Mashaariicda Tayaynta iyo Maamul wanaaga ee loo yaqaan ( World Bank Governance Global practice manager). Waftigan ayaa la kulmay Madaxda Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Qorsheynta, Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha iyo Wasaaradda Qorsheynta,Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah. Shirkaas ayaa […]

247BAABF-FB9A-4493-B9AF-36D308D1A69E.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Wafti uu hoggaaminayo oo kormeeray xarumo ku yaalla Qardho(Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa kormeer shaqo ku tagay Garoonka Diyaaraha,Xerada Ciidamada Darawiishta Xorgoble,Cisbatalka Degmada iyo Xarunta Cashuuraha Barriga, Kormeerkan Wasiirka waxaa ku weheliyay Wasiir ku Xigeenka dakhliga,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasime ku xigeenka guud ee dakhliga, Agaasimaha waxaada Furdooyinka iyo madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee Golbolka karkaar. Wasiirka Maaliyadda […]

B62BAC84-E717-420C-8CCB-4830520D0E43.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi oo gaaray magaalada Qardho(Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa gaaray Degmada Qardho ee Xarunta Gobolka karkaar. Safarkan Wasiirku ku tegay Magaalada Qardho ayaa ahaa kormeer shaqo oo ku aadan kobcinta takhliga Wasaaradda Maaliyadda. Degmada Qardho waxaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo waftiga uu hogaaminaayo ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidamada Madaxtooyada Con.Agadi ,Xisaabiyaha […]

91C0DD37-75B0-4D98-8BD5-89AF741E229B.jpg

Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo hortagay Gollaha Baarlamaanka(Sawirro)

Madaxda Maaliyadda ee uu hormuudka u yahay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xasan Shire Cabdi ayaa hortegay Golaha Baarlamaanka Puntland Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Puntland ayaa Golaha usheegay in Madaxda Wasaaradda Maaliyaddu ay diyaar u yihiin in ay ka jawaabaan su’aalaha Barlamanka. hor imaanshaha Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ee Golaha Baarlamaanka ayaa ku aadanayd kadib markii Golahu soo akhriyay […]

637854A0-9A8F-4A6C-BBE4-53EA4BC72716.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo daahfuray Barnaamijka FMIS-ka ee Wasaaradaha(Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa daah furay Barnaamijka FMS ee Wasaaraddaha Dawladda. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Puntland ayaa maanta si rasmi ah u daah furay Barnaamijka( FMS ) maaraynta Maaliyadda ee Wasaaradaha Dawladda Puntland. Agaasimayaasha Wasaaradaha Dawladda ayaa loo qaybiyay qalb ay soo diyaariyeen Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda loona adeeg sandoono Maaraynta […]

D059BBCC-C5D8-44DD-92EF-5748A086DABD.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Tababar usoo xiray Agaasimayaasha Dowladda(Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa Tababar usoo Xiray Agaasimayaasha Dawladda. Tababarkan loo qabtay Agaasimayaasha Guud iyo Agaasimayaasha Maamulka ayaa waxa soo qaban qaabiyay Madaxda Hanti Dhawrka Guud ee Puntland. Soo afmeerida tababarkan waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Maaliyadda,Gudoomiyaha Hanti Dhawrka Guud iyo Xisaabiyaha guud ee Dawladda. Mudadii uu socday tababarkan, Xisaabiyaha […]

4DA73B6B-4D35-4C48-95D0-7FB59CDF0B8E.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidanka Daraawiishta gobolka Cayn(Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Darawiishta Gobolka Cayn Kulankan Wasiirku la yeeshay saraakiisha ayaa waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guuud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Agaasimaha Waxaada Miisaaniyada. Wasiirka Maaliyadda ayaa Saraakiishu usoo gudbiyeen sida Mushaharaada ay uhelaan Ciidamada ku sugan aaga Gobolka Cayn iyo baahiyaha ay […]