06.jpg

Tababar loogu qabtay Boosaaso shaqaalaha Kastamka Dekedda iyo Airporka ee Wasaaradda Maaliyadda[Sawirro]

Waxaa maanta tababar looga furay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari shaqaalaha Kastamka Dekeda iyo garoonka diyaaradaha ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Tababarkan oo socon doona muddo laba maalood ah ayaa ,waxaa casharada bixinaya khuburo ka socota UNICOM ,iyadoona ay fududeynayso Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Agaasimaha Waaxda Furdooyinka Puntland Siciid Axmed Fagaase oo tababarka furay ayaa sheegay […]

012.jpg

Shaqaalaha Cashuuraha Beriga ee Wasaaradda Maaliyadda oo tababar loogu qabtay Boosaaso[Sawirro]

Tababarkan oo ah mid lagu baranayo siyaasadda cashuuraha ayaa loo qabtay shaqaalaha cashuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland. Tababarkan oo lagu qabtay magaalada Boosaaso ayaa socon doona muddo laba berri ah,waxaa ka qeybgalaya shaqaalaha Wasaaradda oo ka kala yimid Bari,Sanaag,Haylaan iyo Gardafuu shaqaalahooda Cashuuraha Berriga. Madaxa Tababarada ee Wasaaradda Cabdiqaadir oo tababarka furay ayaa sheegay […]

IMG_2194.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo u ambabaxay magaalada Kismaayo[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta oo sabti ah u ambabaxay magaalada Kismaayo ee xarunta Kumeelgaarka ah ee Maamulka Jubbaland. Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo waftigiisa ayaa kaga qeybgalay magaalada Kismaayo shir looga hadlaayo hannaanka mideynta cashuuraha dalka. Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya Dowladda Federaalka iyo […]

1P8A5792.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo tababar ku saabsan Siyaasadda Cashuuraha u qabatay shaqaalaha Wasaaradda[Sawirro]

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta ku qabatay magaalada Garoowe tababar ballaaran oo ku saabsan siyaasadda Cashuuraha. Tababarkan ayaa waxaa ka qaybgalaya shaqaale ka socda gobolada Karkaar,Nugaal,Sool iyo Mudug,waxaana soo qaban qaabisay shirkadda UNICON halka ay fududeysay Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Agaasimaha guud ee Cashuuraha Bariga Wasaaradda Maaliyadda Puntland Cali Farxaan oo ka hadlay muhiimada tababarkan ayaa […]

24301001_2032747710292640_7942358296721716704_n.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland Iyo Wafti uu hoggaaminayo oo kormeeray Dhismaha Airporka Garoowe[Sawirro]

Madaxda Wasaaradda Maliyadda Dawladda Puntland ee uu hormuud u yahay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa kormeer ku tagay Garoonka diyaaraddaha magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Mas’uuliyiinta garoonka diyaaradaha Garoowe ayaa uga warbixiyay shaqada ka socota garoonka Wasiirka Maaliyadda iyo xubnihii la socday,waxayna sheegeen in si wanaagsan howshu u socoto. Hoos ka daawo Sawirrada […]

IMG_2020.jpg

Akhriso: Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe oo Baarlamaanka ka hor akhriyay Odoroska Miisaaniyadda Puntland 2018-ka[Sawirro]

UJEEDO: Soo Gudbin Miisaaniyadda Dawladda Puntland ee sannadka 2018. Mudane Gudoomiye. Anagoo tixraacayna Dastuurka Dawladda Puntland,Habraaca Maaliyadda iyo xeerarka Xisaabaadka ee Dawliga ah oo qaba in Sannad kasta xiligan oo kale la horkeeno Golaha Wakiiladda odoroska Miisaaniyadda sannadka soo socda. Waxaa Sharaf weyn ii ah in Maanta ay taaiikhdu tahay 25,November 2017,aan halkaan idiinku soo […]

IMG_2012.jpg

Wafti ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Maamul goboleedyada oo soo booqday Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe(Sawirro)

Wafti ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa maanta soo booqday xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ku leedahay magaalada Garoowe. Waftigan ballaaran ,waxaa hoggaaminayay Wasiirka Shaqada iyo Dhalinyaradda Dowlada Soomaaliya,waxaana kamid ahaa: Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Jubaland. Wasiir kuxigeenka Shaqada iyo Shaqaalaha Galmudug. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha maamulka Koonfur Galbeed. Wasiirka Shaqada […]

23795100_2028542327379845_350021922074337837_n.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo Dhiirigelisay Dhalinyaro u shaqeeyay Puntland[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa xaflad dhiirigelin ah oo shahaadooyin lagu guddoonsiiyay u sameeyey dhalinyaro la magac baxay Waan-awoodnaa oo qeyb ka ah Ololaha baraaruga dhalinyarada ee ka socday bilihii u dambeeyey gobolkada Puntland. Guddoomiyaha Ololaha WaanAwoodnaa Umulkheyr Cawad Axmed ayaa ka mahadcelisay casumaada iyo dhiirigelinta uu u sameeyey Wasiirka Maaliyadda Dowladda […]

1.jpg

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo wada Shirar lagu Dardargelinayo Cashuuraha Berriga[Sawirro]

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa muddooyinka u dambeeyey waday shirar lagu dardargelinayo Cashuuraha. Wasiirka Maaliyadda Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe iyo Agaasimaha guud ee Cashuuraha Cali Farxaan ayaa maalmihii u dambeeyay waday shirar lagu dardargelinayo cashuuraha. Waxaa lala shiray Wasaaradda Howlaha guud,iyadoona sidoo kale qeyb ka noqonayaan shirarkan Wasaaradda Howlaha guud,PITECH,Taraafikada,Turbataariyada iyo maamulka gobolka Nugaal. Shirka […]

Odorska-Miisaaniyadda-2018.jpg

Gollaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo Ansixiyey Odoroska Miisaaniyadda sanadka 2018-ka [Sawirro]

Gollaha Wasiiradda Puntland oo shir aan caadi ahayn ku yeeshay aqalka Madaxtooyada kaasoo uu shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu ansixiyey odoroska Miisaaniyadda dowladda ee sanadkan 2018-ka. Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Cabdullaahi Siciid Carshe,Wasiir kuxigeenka,Agaasimaha guud ee Wasaaradda oo goobjoog ahaa shirka ayaa lagu cadeeyey iney dhan tahay Miisaaniyadda dowladdu 92,713,364 […]