FB_IMG_1537534098764.jpg

Dawladda Puntland oo Badhan ka hirgelisay Bangiga dowladda[Sawirro]

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wasiirka Maaliyadda C/qaadir Siciid Carshe Dhaqaaje ayaa si wada jir ah xariga uga jaray Bangiga Dawladda oo laga hirgaliyay magaalada Badhan si Bangigu uga qayb qaato fulinta adeegyada Dawaldda. Furitaanka Bangiga dawladda ee degmada Badhan ayaa mudooyinkii ugu dambaysay qaban qaabadeeda iyo u dhamaystirka qalabkiisu ahaa […]

FB_IMG_1536962087335.jpg

Agaasimaha Guud ee Maaliyadda Puntland oo Tababar usoo xiray Shaqaalaha Wasaaradda[Sawirro]

Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyey Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Garoowe siminaar socday Muddo 4 maalmood ah oo loo qabtay shaqaalaha Wasaaradda. Siminaarkan oo lagu baranayey Nidaamka Hirgelinta, Diyaarinta iyo Ku dhaqanka Miisaaniyadda,waxaa tababarka xirirtaankiisa kasoo qaybgalay Madaxada Wasaaradda Maaliyadda oo uu ugu horeeyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdirisaaq Maxamed Xasan,Agaasimaha Waaxda Miisaaniyadda,Agaasimaha Waaxda Tababarada,Agaasimaha Waaxda […]

FB_IMG_1536603057372.jpg

Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo tababar loogu qabtay Garoowe[Sawirro]

Waxaan maanta oo taariikhdu tahayd 10.09.2018 loo furay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda tababar ku saabsan sida loo diyaariyo,sida loo baahiyo, sida loogu dhaqmo iyo warbixinteeda Miisaaniyadda Dakhliga it kharashka. Tababarkan ayaa waxaa goobjoog ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdirisaaq Maxamed iyo Xisaabiyaha Guud Cabdirisaaq siicd Nuur,Agaasimaha Miisaaniyadda Cabdisamad Cawad Cismaan. Tababarka waxaa furay Agaasimaha […]

vlcsnap-2018-08-28-14h04m42s191.png

Baarlamaanka Dowladda Puntland oo Ansixiyay Xisaab-xirka Sanadka 2017[Sawirro]

Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa ansixiyay xisaab-xirkii dowladda Puntland ee sanadka 2017. Baarlamaanka kaldhigiisa 41aad,fadhigiisa 28aad oo ay soo xaadireen in ka badan ilaa 37 mudane ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilalda Puntland Axmed Cali Xaashi iyo Ku xigeenadiisa. Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa Mudanayasha u sheegay in maanta golaha ay hortaal […]

5I2A9412-1.jpg

Wasaaradda Maaliyada Puntland oo Martigalisay Shirka Gollayaasha Federaalka iyo Puntland[Sawirro]

Wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland ayaa toddobaadkan waxay martigalisay shirka wadajirka ah ee gollayaasha dowladda federaalka iyo Puntland oo ka qabsoomay maanta oo khamiis ah hoolka Wasaaradda ee Garoowe.   Shirkan waxaa ka qaybgalay Ra’isul Wasaaraha Federaalka Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland C/xakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey, Wasiirka maaliyadda […]

FB_IMG_1528636834525.jpg

Madaxweyne Gaas iyo Wasiir Carshe oo Xariga ka Jaray Wado Laami ah oo laga hirgaliyay Garoowe[Sawirro

Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxmed Cali Gaas iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa xariga ka jaray wado Laami ah oo laga hirgeliyey Caasimadda DPL ee Garoowe. Wadadan ay sida wadajirka ah Xariga uga jareen Madaxwaynaha Puntland iyo Wasiirka Maaliyadda ayaa bilihii la soo dhaafay shaqadeedu ka socotay magaaladan garowe ugu dam bayntiina la soo afmeeray. Jidkani […]

IMG_4710.jpg

W/Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo tababar u qabatay ganacsatada yaryar iyo bulshada Rayidka ah(Sawirro)

GAROOWE –  Tababarkaan ayaa waxa uu ku saabsanaa Waxbarashada Cashuuraha ganacsatada Cusub,waxaana tababarka furay Agaasime K/Xigeenka Guud ee dhanka Dakhliga W/Maaliyadda Cisman Buux Cali. Mudane Cismaan Buux Cali ayaa waxa uu ka soo qayb galayaasha kula dardaarmay in ay ka faa’iidaystaan dhammaan casharada ku saabsan tababarka. Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in ganacsatada yaryar ay […]

IMG_4564.jpg

Tababar Garoowe loogu qabtay Maamulayaasha iyo Kuxigeenada W/Maaliyadda ee Cashuuraha Berriga[Sawirro]

Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa maanta tababar u qabatay maamulayaasha iyo Kuxigeenada Cashuuraha Berriga W/Maaliyadda Puntland. Tababarkan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxda W/Maaliyadda Puntland oo uu ugu horreeyo Agaasimaha guud W/Maaliyadda,Kuxigeenka Agaasimaha guud ee Maamulka,Xisaabiyaha guud ee DPL,Agaasimaha Waaxda Cashuuraha Berriga,Xiriiriyaha Mashruuca PFM ka iyo Agaasimaha Qorsheynta iyo Tababarada. Tababarkan oo loo qabanayay dhammaan […]

FB_IMG_1526491465122.jpg

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Booqday Furimaha ay ku sugan yihiin Ciidamada Difaaca Puntland[Sawirro]

GudigaTaakulaynta iyo Amniga ayaa Booqday Goobihii lagu dagalamay iyo Taliska Guud ee Ciidamada Difaaca Puntland waxana waftigaasi hogaaminaayay Wasiirka Maaliyadda Puntland Deegaankii uu dagaalka ku dhexmaray Ciidamada Dawaldda Puntland iyo kuwa soomaliland ayaa waxaa Booqday Gudiga Taakulaynta iyo Amniga Ciidamada Dawadalada waxana waftigan hogaaminaayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland C/qaadir Siciid Carshe Dhaqaaje waxana ku weheliyay […]